Sunday, December 8, 2019

Kayd maalinleh July 13, 2016

Soomaaliland…25 gu’ kaddib! : Cali Ileeye.

HORDHAC. Doodaha iyo duufaanta baraarug ee maalmahan dhabanaysa, taas oo ay dhallinyarada reer Soomaalilaand, (intooda xilkaska ahi) kaga warcelinayaan wayddiimaha ayaahahooda nololeed iyo siiyaalkooda dambe...

Adeegtadii Aflaxday WQ: Ramla Gobdoon.

Aniga oo aad u yar ayaan billaabay shaqada adeegtannimada. Reerkeygu waxa uu ahaa mid sabool ah, waalidkeyna waxey ka la tageen aniga oo aan...

Sawrac WT: Cali Ileeye.

Magaca : Sawrac Curiye: Cali Ileeye Godka: Jiifto Uj: Qawmi (loolanka haybta) Waayahan silsiladdiyo Sooyaalka aan gudhin Taariikhdan saabkaa Waxa lagu sargooyaa Saakiyo wixii jira, Isa-sudhidda labadana Waxa laga simaadaa Saadaasha guushiyo Siiyaalka kaa maqan; Waxan uga...

Kaana siib kanna SAAR! WT: C/laahi Suldaan “Timacadde”.

In dhoweydba waa taan salallay, sadarradaydiiye Ma safeeynnin maansooyinkaan, saayidkow helaye Salku leeye ayaamahan ma bixin, Soonfur dabadeede Subicii dhammaadaba mar baan, saari jirey luuqde Siddo la qabsaduu...

UGU AKHRIS BADAN

Dhamaan Qormooyinka