Friday, October 18, 2019

Kayd maalinleh July 18, 2016

Xornimada la baayacay! WT: Cali Ileeye

Magaca: Xornimada la baayacay! Godka: Jiifto Dulucda: Qawmi Sida adhiga xoolaha Xayntiyo ma yeedhaha Xero madhan ka taahaha Xaabxaabka daaqaha Hadba laac ku xoomaha Gu’gaxaw la gooyaha Jiilaal la xaaqaha Waxa jira xislaawaha Dadnimada xaraashaha Lagu...

Jawaabtii naxdinta lahayd! WQ: Maxamed-haykal Muxumed Cabdi.

Maryan wax ay jiiftaa sariirta cusbitaalka. Waa dhaawac, weliba waa dhaawac culus. Cusbitaalka intii aan la keenin dhiig badan ayaa ka baxay. Lama hubo...

Wiilkii Nasiibka! WQ: Ramla Gobdoon.

Waxaan aheyn xeyn gabdha ah oo soo galay safar aad u dheer una dhib badan. Xilli galab gaabad ah ayaan soo gaarnay magaalada Mooyaale,...

Midnimada DALKA mise midnimada DADKA?! WQ: Maxamed Dhaaley.

Midnimada Dalka mise “Dib-u-eegista Midnimada Soomaaliyeed” Aniga oo yar ayaa aan maalin ag fadhiistay odayaal ehel ii ah oo idaacad dhegaysanayay. Iyaga oo warka idaacadda falanqeynaya...

Xogtii waayaha iyo oohintii Linda Watson WQ: Maxamed-haykal Muxumed.

Linda Watson, waa islaan Ingiriis ah. Da’deedu habeenkaa caawa ah waa 94 sano jir. Linda waxa hoy u ah gurigii ay ku dhalatay,...

UGU AKHRIS BADAN

Dhamaan Qormooyinka