Kayd maalinleh July 31, 2016
Gole-joog : Magacyada xayawaanka iyo Cali Mooge Geeddi.
“Gadhwadeen rasuul iyo markuu, Nuux galgalanaayay
Gobollada Sanaag buu ku furay,gaanki soo hadhaye
Wixi gurada doonta uga jiray,gooshkanaan tirine
Dhulba igama guunsana intay, gaa’dho weligeede
Gadaal-dhalad ninka I...