Sunday, December 8, 2019

Kayd billeh August 2016

Qareennada Waa’gu diray! WC: Cali Ileeye.

Magaca: Qareennada waa'gu diray Curiye: Calli Ileeye Godka: Saar1 Duluc: Hawaala-warran   Markuu qarankaygu dumay Jahliga qolqolkayga yaal Intaan barashada qawaday Qurbaha goortaan u kacay Maxaa dhacdo iga qabsaday. Dugsiga...

Wacdaraha Fanka iyo Waayaha Fannaanka: Cabdalla Yuusuf Hanuuniye WQ: Maxamed Dhaaley

Cabdalla Yuusuf Hanuuniye “Wiilkii yaraa ee uu masraxu isaga soo doontay” Dhalashiidu waxa ay ku beegneyd 1957-dii. Waxa uu ku dhashay miyiga degmada Ceel-Buur ee gobalka...

Garnaqsi Lammaane WQ: Ramla Gobdoon.

Labo sano ka hor caawa oo kale ayay is guursadeen Mahad iyo Maryan. Guurkooda ka hor iyo ka dib waxaa u dhexeeya kala duwanaansho...

Waa duni! WT: Faarax Nuur Wacays.

Magaca: Waa duni ( Aakhir sabaan) Curiye: Faarax Nuur Wacays. Dulucda : Hawaala-warran iyo hagar-gumaysi. Godka: Gabay Goorta: Bilawga xilligii gumaysiga. Waa duni akhyaartii go’doo aaran soo hadhaye Waa duni...

UGU AKHRIS BADAN

Dhamaan Qormooyinka