Tuesday, August 20, 2019

Kayd billeh October 2017

Hindiya: Dhulkii Ilbaxnimada iyo Xadaaradda Bariga – Jimcaale M Xamari

Hindiya waa waddan ku yaalla koonfurta qaaradda Aasiya. Waa waddan aad u balaadhan, kana mid ah waddamada ugu korriinka badan dhinacyada dhaqaalaha iyo tirada...

Murti iyo Maan Gaaxday(1): Fardo Jeedal loo ma Qariyo – Maanmaal B. Gurxan

-- In kastoo midhaha laga sinmiyo, madasha luuqdeeda -- Murti baan ka reebaa hadha nigu, iyo maahmaahe -- Miisaan haddaan hadal lahayn, waa micno la'aane. (Aadan Carab) Ildo-Furka...

Garashada iyo Go’aanka – Cabdullaahi M. Cawsey

Marka la qiimaynayo caqliga qofka waxaa la eegaa qoto dheerida garashada shaqsiga " IQ" ayada la adeegsanayo su'aalo ku saabsan xusuusta "memory", dhiraandhirinta "...

Xaqiiqada Shirkii Burco – Maanmaal Buureed Gurxan

Xaqiiqada Shirkii Burco 1991-kii Ee Loo Tixraaco Yagleelka Somaliland Ø Adigoo xishood iyo aqoon xaakin ku ahaaday Ø Haddii xalay waxaasaad fashiyo xumo laguu sheegto Ø Xanta...

Ilbiriqsigii Ilmada – Sakariye Cabdixaliim

Ilbiriqsi waa qaybta u gu yar waqtiga. Kabbasho biyaha ah iyo laqiddeeda ku ma filna. Magacu wuxuu ka yimi Il iyo biriqsi. Waa laba...

Gorfayn: Sahankii Richard Burton ee Bariga Afrika – Axmed Ibraahim Cawaale

Sahankii Richard Burton ee Bariga Afrika (First Footsteps in East Africa) Tarjumaddii iyo Tifaftirkii Boodhari Warsame Soo saaraha: Loox Press (2015) Tirada bogagga: 249          ...

I Saamaxa – Ramla Gobdoon

Seddex sano iyo shan bilood ka hor, aroor la gu jiro bisha Abriil ayay ahayd. Dad intii jiifay ayaan u soo hor kacay, habeenkiina...

Ha u Liicin Waayaha – Cali Ileeye

Magaca : Ha u liicin waayaha. Curiyaha: Cali Ileeye. Dulucda: Dhiirrigelin iyo dhab-ka-hadal. Godka: Jiifto. Xarafraaca : L. Dhererka: 104 Meeris. Aminta: 24 /3 /2017. Odhaahda Curiyaha: ‘’Noloshu waa ay dhibaato badan...

Habeenkii Inkaarnaa! – Garaad Yoonis Gajoome

Carraabe ayaan ku jiray markii ay dhibtu ila kulantay, waan dhayalsaday oo ku dhegay dhalanteedkii habeenkaa. Illayn kadeedka iyo dhibtu xilliga ay doonaan bay...

Hees Maaha Maansadu! – Cali Ileeye

Milay dheer haddii ay gabayga, geeraarka iyo jiiftadu kaalinta koowaad kaga jireen tixda iyo maansada soomaaliyeed, iyada oo ay hal-abuurku intooda badani ka gabyi...

UGU AKHRIS BADAN

Dhamaan Qormooyinka