Kayd maalinleh October 24, 2017
I Saamaxa – Ramla Gobdoon
Seddex sano iyo shan bilood ka hor, aroor la gu jiro bisha Abriil ayay ahayd. Dad intii jiifay ayaan u soo hor kacay, habeenkiina...
Ha u Liicin Waayaha – Cali Ileeye
Magaca : Ha u liicin waayaha.
Curiyaha: Cali Ileeye.
Dulucda: Dhiirrigelin iyo dhab-ka-hadal.
Godka: Jiifto.
Xarafraaca : L.
Dhererka: 104 Meeris.
Aminta: 24 /3 /2017.
Odhaahda Curiyaha:
‘’Noloshu waa ay dhibaato badan...
Habeenkii Inkaarnaa! – Garaad Yoonis Gajoome
Carraabe ayaan ku jiray markii ay dhibtu ila kulantay, waan dhayalsaday oo ku dhegay dhalanteedkii habeenkaa. Illayn kadeedka iyo dhibtu xilliga ay doonaan bay...