Tuesday, October 22, 2019

Kayd billeh November 2017

Aqoonta Gorfaynta (3) – Cabdiqani Cabdillaahi Aadan

Wayddiinta mudanka lihi, waxa ay odhanaysaa: waa maxay ujeedda weyn ee ay tahay in waxqabad qoran loo gorfeeyaa? Waxa aan odhan karaa, marka la...

Heesta Qaranka Soomaaliya: Gobonimo Mise Gunnimo? – Cali Ileeye

Heesta Qaranku waa astaan weyn oo ka mid ah tiirarka waddaniyeed ee dawladnimo,waxa aanay kaalin mug leh ka qaadataa; kicinta iyo kor u qaadista...

Aqoonta Gorfaynta (2) – Cabdiqani Cabdillaahi Aadan

AQOONTA GORFAYNTA (2) Ereygu waa Af Soomaali dhalad ah oo geedka garta iyo wixii xidhiidh leh baa la gu yaqaannay. Gartaada oo aad sii...

Cantar Binu Shidaad – Cabdiraxmaan C. Cirro

Waxaan ahay Cantar, ina Shidaad baa la iigu daraa, Reer Cabas qolo la yidhaahdo baan ahay. Naftayda waxaan ka dhex helay saxaraha wayn. Intaas...

Aqoonta Gorfaynta (1) – Cabdiqani Cabdillaahi Aadan

Hordhac Tan iyo intii ibnu aadanku bilaabay ba in uu wax qoro (qoraalkaasi nooca uu doono ha noqdo e), waxa shaki aanu ku jirin, baa...

Illeen Waan Riyoonayay – Axmed Deeq Daahir (Af-barwaaqo)

Hiyiga kuma qaban waad is baranaysaan, oo aad wada kaftamaysaan, iska daa waad isjeclaanaysaan e, Habboon. Qaadan waa' iyo yaab bay igu noqotaa jeer...

Dhimaalka Af Soomaaliga – Daahir Abshir Sanweyne

 Dhimaalka Af Soomaaliga Af Soomaaligu waxa uu ka tirsan yahay afaf badan oo wadar ahaantooda Kusheetig la isku yiraahdo. Afafkaa dhowr qaybood ayaa loo...

Gumaysiga Maskaxda – Cabdirisaaq Sandheere

Gumeysigu wuu noocyo badan yahay oo caynba-cayn. Waxaa jira mid dhaqaale, mid dhuleed, mid siyaasadeed, mid maskaxeed IWM. Ka ugu xun waaka maskaxda─...

Damaq iyo Xanuun (Sheeko) – Cali Ileeye

Noloshaydii dhallaanimo, tii barbaarnimo iyo noloshayda  qoysnimoba waxa ay  ahayd mid xanuun badan leh, oo uu argagax ku lammaan yahay. Mararka qaarkood waxa aan...

Calmadaw: Jawhartii Ashqaraarka – Axmed Cali Abokor

Hummaagyo iyo muuqaallo aad haysatey mar qudha ma kaa soo hor mudheen. Kuwo aanad weligaa suuraysan, qalbigaaga ku soo dhicin, dhegtaadu aanay maqal ma...

UGU AKHRIS BADAN

Dhamaan Qormooyinka