Kayd maalinleh November 20, 2017
Il-nugeylkii Xaawo (Q4aad) – Cabdiraxmaan C. Cirro
Dabayshii xagaaga ayaa dhanka bari ka soo dhacaysa oo doogii baxay gu'ga ayay qallajisay, oo biyihii jidhaadhama ku hadhay ayay u gudhisay, oo ubaxii...
Wuu qiimo beelay! – Cabdiqaadir Jaamac Xuseen
Guribaan soo galay, salaan baan ku gaacshay , waa layga yaqaan oo wax dareen ahi majiro. Maqsin aan garanayey baan usii gudbay, rag goxosh...