Kayd maalinleh November 28, 2017
Cantar Binu Shidaad – Cabdiraxmaan C. Cirro
Waxaan ahay Cantar, ina Shidaad baa la iigu daraa, Reer Cabas qolo la yidhaahdo baan ahay. Naftayda waxaan ka dhex helay saxaraha wayn. Intaas...
Aqoonta Gorfaynta (1) – Cabdiqani Cabdillaahi Aadan
Hordhac
Tan iyo intii ibnu aadanku bilaabay ba in uu wax qoro (qoraalkaasi nooca uu doono ha noqdo e), waxa shaki aanu ku jirin, baa...
Illeen Waan Riyoonayay – Axmed Deeq Daahir (Af-barwaaqo)
Hiyiga kuma qaban waad is baranaysaan, oo aad wada kaftamaysaan, iska daa waad isjeclaanaysaan e, Habboon. Qaadan waa' iyo yaab bay igu noqotaa jeer...
Dhimaalka Af Soomaaliga – Daahir Abshir Sanweyne
Dhimaalka Af Soomaaliga
Af Soomaaligu waxa uu ka tirsan yahay afaf badan oo wadar ahaantooda Kusheetig la isku yiraahdo. Afafkaa dhowr qaybood ayaa loo...