Tuesday, November 19, 2019

Kayd billeh November 2017

Runta Soomaaliland – Ibraahin-Hawd Yuusuf

Doorasho madaxweyne oo dunidu dhiirrigelin badan ku bixisay baa Soomaalilaand la ga qabanqaabiyay. Ololaheedu bilo dhan buu hawlihii dawladda oo fuuqsaday, wax wal oo...

Warqad ka timi jacaylkaagii aanad la kulmin – Cabdisamad Shire

“Ha iga quusan” Jacaylkii Mustaqbalkaw, Waan ogahay. Waxa ay ahayd inaan hore warqadan kuugu soo qoro. I saamax. Waxa aan dareemay dareenkaaga ah in aad bilowday...

Qalbi kaa fog (Sheeko) – Cali Ileeye

Waa duhur aad u kulul, cadceedduna iyada oo aad mooddo in ay maryaha dhigatay, ayaa ay badhtanka cirka kuuddudaa . Waxa aan hadda ka...

Il-nugeylkii Xaawo (Q4aad) – Cabdiraxmaan C. Cirro

Dabayshii xagaaga ayaa dhanka bari ka soo dhacaysa oo doogii baxay gu'ga ayay qallajisay, oo biyihii jidhaadhama ku hadhay ayay u gudhisay, oo ubaxii...

Wuu qiimo beelay! – Cabdiqaadir Jaamac Xuseen

Guribaan soo galay, salaan baan ku gaacshay , waa layga yaqaan oo wax dareen ahi majiro. Maqsin aan garanayey baan usii gudbay, rag goxosh...

Il-nugeylkii Xaawo (Q3aad) – Cabdiraxmaan C. Cirro

Cabbaar ayay hadalkii ku canaadday oo ka aammustay, isaguna hore ayuu ugu soo durkayey - isaga oo xiixlaynaya oo hadal dhuunta u bannaysanaya- ayuu...

Tigreegii Indhaha Adkaa! – Cabdiqaadir Jaamac Xuseen

Baska dadweynaha ayaan sooraacay, waana maalintii ugu dambaysay ee ol'olaha xisbiga Kulmiye; oo Jigjiga-yar ilaa iyo suuqa weyn ee Hargeysa maalintaa iyo habeenkii kahorreeyeyba...

Il-nugeylkii Xaawo (Q2aad) – Cabdiraxmaan C. Cirro

Gugii ay Xaawo hooyadeed dhimatay dayrtii ku xigtay ba waa la guday oo aad bay u dhibaatootay. Subaxdii ayay u timid habar duq ah...

Qalniinka Wadnaha iyo Gelinka Danbe -Muxiyodiin C/raxmaan Xasan ‘Dabeyl’

Waa Maxay Sababta Qalniinka Wadnuhu ugu Fiican Yahay Gelinka Danbe? Bismilaahi Raxmaani Raxiim Ugu horreyn, aan u mahadnaqo Allah xumaan oo dhan ka reeban ee ii...

Ayeeyo Masiti – Cabdirisaaq Cali ‘Caynte’

MANA SITI HABIB (1804-1921), oo loo yaqiin Dada Masiti (Ayeeyo Masiti) waxay ku dhalatey Baraawe. Da'deedu markey ahayd 8 jir, waa la af-duubtey waxayna...

UGU AKHRIS BADAN

Dhamaan Qormooyinka