Tuesday, November 19, 2019

Kayd billeh November 2017

Hanqadh: faallayn iyo falaqayn – Cabdiqani Cabdillaahi Aadan

Si xiise leh baa aan u akhriyay buugga uu qoray Maxamed Muxumed Cabdi (Haykal). Waa sheeko faneed Af Soomaali ah. Magaca buuggu waa Hanqadh....

Il-nugeylkii Xaawo (Q1aad) – Cabdiraxmaan C. Cirro

Dabarka ayay ku tiirisay rarada aqalka iyada oo ku daashay oohintii, dhabannadeedana waxaa ku engegay illintii illaa maanta ka da'aysa, indhuhuna way casaadeen oo...

Fankii fara-baxay – Xoosh Docol Curdan

Xilli laga joogo, qarniyaal iyo qarniyaal is biirsaday, waxaa soo bilowday fanka iyo maaweelada aadanaha si aysan u dareemin caayibnimo, ka dibna u noqon...

Dumarka iyo Islaamka – Maxamed Cabdi Maxamed ‘Guutaale’

Islamku miyuu xaqiraa dumarka? waa su`aal mug weyn, qoraal yarna laguma soo koobi karo su'aashan balse aynu wax yar dul istaagno. Maanta caalamka qadiyadda ...

Gunnimada Dhallinyarada Soomaaliland! – Cabdiqani Cabdillaahi Aadan

Kelida qofeed (rag iyo dumar ba) waa la gu tilmaamaa iyada oo la lee yahay: hebel ama heblaayo waa gob ama waa gun; wadarta...

Magac-bixinta Godadka Maansada – Cali Ileeye

Godadka maansada ee kala duwan –sida aynu hore u soo aragnay, waxa ay wataan magacyo dhaqameed laga soo qaatay hawsha la qabanayo marka la...

Ayaandaranaa Dadkaygu – Cabdiqani Cabdillaahi Aadan

Marka aan idhi “Ayaandaranaa dadkaygu,” dadkayga aan ka hadlayaa (iyada oo soomaali oo dhami dadkayga wada tahay), waa dadkayga reer Soomaaliland ee muwaadinnimada Soomaaliland...

Farriin ku Socota Aqoonyahanka Geeska Afrika

Waa erayo kooban, balse qalbiga ka soo go’ay oo ku socda gacallayaashay. Kuwa qalinka qancid ku qaatay. Ee rumeeyay sarraynta erayga fahan ahaan, iyo...

Isu Tanaasula .. Noloshu uma qalantee! – Faca Cusub

Qormooyinka ugu quruxda badan, uguna run badan ee sida daran ii xanuunjiya waxa ugu mudan ta aan ka akhriyay Cali AlDandaawi (IHUN) marka uu...

Xidhiidhka La-qabsi ee Dadka iyo Xayawaanka – Maxamed Cabdi Maxamed ‘Guutaale’

Koox saynis-yahanno ah baa isku keenay tobban daanyeer, waxay u diyaariyeen qol; qolkaas waxay ka soo laad-laadiyeen muus, waxay kaloo dhigeen miis. Waxaa kaloo...

UGU AKHRIS BADAN

Dhamaan Qormooyinka