Monday, June 17, 2019

Kayd billeh December 2017

Xusuustii Qadhaadhayd! – Mahdi Waaberi

Casar liiq ay qorraxda baalla dhulka dhigatay ayay ahay oo ay u diyaargarowday in ay godkeedii u hoyato. Ma faraxsana ma na murugeysana, ma...

Dawankii Rejada! – Khadar Cabdi Indha-yare

Guuleed yare waa wiil 24 jir ah, noloshisa inteeda badan waxa uu ku dhammaystay waxbarasho, kal hore uun bay ahayd markii uu ka soo...

Weerar Fikir Mise Hoobad Han? – Axmed Ibraahin Cawaale

Ilbaxnimooyinka adduunku waa isla falgalaan, ishodmiyaan (haddii ay tahay dhaqaale, aqoon, iyo dhaqan), isxaalufiyaan (oo bulshooyin dhan mid kale liqdaa dhaqankoodii iyo kheyraadkoodii),  isgerbiyaan...

Bulshadii Buktay! – Niciima Xasan Xuseen

Xanuunnada ku dhaca jirka iyo inta sare ee looga jeedo aadanaha waxaa ka xun oo ka halis badan cudurrada dilaaga ah ee dadka uga dhaca...

Ina Baar Tima-casuusli iyo Boon Xirsi! – Cabdixakiin Marayare

Sheekada Ina Baar tima-casuusli waa sheeko jirtey oo Boon Xirsi dhawr tixood ka curiyey, sannadihii uu noolaana warbaahinta ka sheegay. Boon Xirsi Noloshiisii...

Habar Iyo Halhays Maanso – Cali Ileeye

Waa magaalada Hargeysa badhtankeeda, hooyo da’ ah ayaa waddada ka tallaabaysa aroor hore, si kedisa ayuu tagsi Dukhaan ahi is-goyska ugaga soo boodayaa; inta...

Jacayl Afka Dhaafi Waayay (Maanso) – Ladane Cabdi Xasan

Curiyaha: Ladane Cabdi Xasan. Dulucda: Jacayl. Godka : Sabaale (Saar2) Xarafraac: Alifley. Qalbiga ugubkee insaanku Ilwaadka inuu jeclaado Waqii waa lagu ogaaye Indhaha sahamiya ilayska Anoo oogada ka saaray Xilkii...

Dugsigii Dhallaanimo – Jimcaale M Xamari

Waa goor casar liiq ah. Cadceedda oo aad mooddo in ay inteedii ka wayntahay, kana iftiin iyo kulayl yartahay ayaa u sii dhawaanaysa godkeedii....

Markuu Maanku Gabbado, Caaddifaddaa Hadasha (1) – Cabdirisaaq Sandheere

Amminta lagu jiro abaarowga fekerka, maanku wuu gabbadaa, baddelkiisana waxaa hadasha caaddifadda. Waxaa madaxbannaanaada qalinka, waxaana baddelkiisa ahaada hadalka la falkiyey. Marya aloolkaa hadla,...

Gorfaynta Waxqabadka Qoran: Buugaagta (PDF) – Cabdiqani Cabdillaahi Aadan

Dhammaan qoraaladii Aqoonta Gorfaynta oo dhamaystiran lingaxan hoose kala deg. Gorfaynta Waxqabadka Qoran Mahadsanid.

UGU AKHRIS BADAN

Dhamaan Qormooyinka