Tuesday, November 19, 2019

Kayd billeh December 2017

Ninkii La Muslimiyay! – Cabdixakiin Marayare

Nin aanu saaxiib ahaan jirnay baa beri gabadh iska jeclaaday!Waa markii aan ogaadey in aragti keliya qof lagu jeclaan karo.Cilmi-Boodhari ba saw Hodan markaliya...

Aqoonta Gorfaynta (4) – Cabdiqani Cabdillaahi Aadan

Hadda ba, waxqabadka qorani, sidii aynnu hore u soo xusnay ba, waxa uu noqon karaa buug, sheeko, maqaal, riwaayad, filin iyo qaybaha maansada la...

Asalka Afkaarteenna Iyo Kala Duwanaanta – Maxammed Cabdillaahi Ibraahin

Maxaa keena in aan xogta isku khilaafno ? Sidee ayaa ay ku abuurmaan fikradaheenu ? sidee ayaa uu ula dhaqmaa qofku labo xogood oo...

Tasawufka Iyo Deegaanka – Axmed Ibraahin Cawaale

Hordhac Laba arrin ayaa go’aamiyay ama igu dhiirri geliyay in xiise ii galo hoos-u-dhugashada iyo wax-ka-ogaanshaha tasawufka. Mid waxa uu ahaa buugga magaciisa la yidhaahdo...

Cumar Binu Cabdicasiis: Hoggaamiye Gob Ah – Ibraahin-Hawd Yuusuf

In aad ummad madax u noqotaa waa fursad aan fursad loo dhigaa jirin taariikhda. Waad ku gumowdaa ama ku gobowdaa. Casrigaaga wax aad umaddaada...

Dibjirland – Cali Ileeye

Waxa ay ahayd galab, cadceedduna waxa ay si gaabisa ugu sii faano-guranaysay dhinaca godka iyada oo ay galbinayeen daruuro midab guduudan...

UGU AKHRIS BADAN

Dhamaan Qormooyinka