Nafta (The Soul) – Cabdifataax Barawaani

Cabdifataax

Naftu diimo,felsafaddo iyo rumeysad dhaqameedyo fara badan ayaa ku qeexa waa jiritaanka qaabdhismeed aan la mid aheyn ka jidhka oo ku jira noolayaasha.(1) Nafta ama magaca loo yaqaan ee Soul oo lamid ah erayga pscyhe ayaa ka timid kelmad afka giriiga ah oo macnaheedu yahay neefsasho (to breath). Naftu waa awooda dhimir ee noole leeyahay hadey noqon laheyd sababeynta/macquulnimada, dabeecada, dareenka, xuska , xasuusashada, awooda araga,maqalka iyo weliba fikirka. Iyadoo kolba ay ku xidhantahay hab dhisyada felsafaddeed naftu wey dhiman kartaa mana dhiman karto.(2) Hadeynu eegno bariga kiristaan-yuhuudu waxa ay dhaheen: “keliya aadamaha ayuun baan laheyn naf ma dhimato ah, inkastoo kooxdan uu aad u saameeyey faylasuufkii plato”.(3)
Sii akhri qormada, oo riix halkan: Nafta – The Soul PDF

———————————————————————————–
W/Q: Cabdifataax Xasan Maxamed “Barawaani”
Email: abdifatahbarawani@gmail.com
Xilitirsiga: 22 – Diisembar – 2018
————————————————————————————

Faallo reeb

Please enter your comment!
Please enter your name here