Monday, December 10, 2018

Faca

159 POSTS 0 Falcelinno

Maansada Gurmad iyo Gaarriye.

Magaca: Gurmad Curiye: Maxamed Xaashi Dhamac “Gaarriye” Dulucda : Hawaala-warran iyo hillaadin. Godka: Saar1 Goorta: 2005. Gun baa haan laga unkaa Duq baa geel loo tumaa Gaw ban ka aqaan durbaan, Waxaa...

Gudgude WC: Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi).

Magaca: Gudgude. Curiye: Hadraawi. Ujeeddo: Hawaala-warran. Gedgedoonka maankiyo qalbiga, gocasho soo boodka, Xaajada garlayliga jartiyo, Gun u saluugayga Gibladiyo mashxaraddayda iyo, farax la goohayga Gandoodkayga taahayga iyo, goobo xaradhkayga Gurmadkiyo haloosiga...

Qalin ma-koobaan: Magacyada Dhirta Soomaaliyeed iyo Cali Mooge Geeddi.

Qalin ma-koobaan waa buugga lagu soo ururiyay suugaanta hodanka ah ee Abwaan Cali Mooge Geeddi (1960-kii - 2003dii). Waxa qalinka u qaadtay Cabdalla Xaaji...

Soomaali (Gabay) WC: Kayse Galaydh.

Magaca: Soomaali. Curiye: Kayse Galaydh. Godka: Gabay. Uj: Qawmi. 1. Soomaalida ilaahbaa ka dhigay ul iyo diirkeede 2. Ugxan hooyo iyo bay ka timi walaxda aabbaaye 3. Unugyada jidhkee wada...

Jeego Soomaali! WQ: Ramla Gobdoon.

Habeenka barkiisii hore ayaa dhammaad ku dhaw. Boorsadii maalmahanba ii baddashay armaajadaydii dharka ayaan isugu geeyay wixii dhar bannaanka iga yaallay. Albaabka guriga ayey...

Buurta Daalo iyo Maguuraanka Arraweelo WQ: Cnaasir A.X Aadam Afqallooc.

“Taariikhdu waa inoo musbaax, maanka caawima’e Adoo male gudaayaad yaqiin, marar ku gaadhaaye Makaankaaga waa inaad taqaan, meelba waxa yaa!l” – Xaaji Aadan Afqallooc AHN. Daalo waa...

Waxan ahay dumar! WQ: Ramla Gobdoon.

Noolaha uu Ilaahey dunida ku abuuray ayaan ka mid ahay, haddana waan ka duwanahay. La´aantay noloshu ma sii jirteen dadkuna ma tarmeen. Waxa aan...

Wacdaraha Fanka iyo Waayaha Fannaanka: Xasan Great WQ: Maxamed Dhaaley

Dhismaha idiin muuqda, waa qaybtii ay dowladdii Kacaanku ugu tala-gashay inay Fanaaniintu ka degaan Guryihii loo yaqiin If iyo Aakhiro; oo horraantii Sideetameeyadii laga...

Jaadadka Daaqa iyo Geed-Cawseedka Geyiga Soomaalida .

Guud ahaan hannaanka dhaqan-dhaqaale ee bulsho weynta Soomaalidu waxa uu ku tiirsanyahay xoolaha nool ee nimcoolayda loo yaqaan ee ay ka mid yihiin ishinka...

Xornimada la baayacay! WT: Cali Ileeye

Magaca: Xornimada la baayacay! Godka: Jiifto Dulucda: Qawmi Sida adhiga xoolaha Xayntiyo ma yeedhaha Xero madhan ka taahaha Xaabxaabka daaqaha Hadba laac ku xoomaha Gu’gaxaw la gooyaha Jiilaal la xaaqaha Waxa jira xislaawaha Dadnimada xaraashaha Lagu...

UGU AKHRIS BADAN

Dhamaan Qormooyinka