Monday, May 21, 2018

Faca

147 POSTS 0 Falcelinno

Maalmahaygii Masqad – Cayni Muxiddiin Maxamed

Run ayaa uu sheegay St. Augustine, marka uu yiri “dunidu waa sida buug. Kuwa aanan socdaalinna, waxa ay akhriyaan keliya hal bog oo buuggaas...

Saacadihii Noloshayda Beddelay- Axmed Maxamed Cabdiqaadir

Waa goor galabnimo casarliiq ah oo cadceeddu godkeeda inay gasho ay waxyar u jirto. Jawigu waa mid aad u macaan. Dhaxandhaxan baa jirta wadnahayga...

Suuradda al-Kahf – Cabdikariim Maxamed Nuuriye

Waa habeen jimcaad saqdii dhexe, dadku waa wada hurdaa qaarkood waabay hurdo dhammaysteen balse aniga wax hurdo ah iguma soo dhicin. Sidii baan indhaha...

Nolosha Mala’awaalka ah – Jamaal Cabdinaasir

Nolosha mala awaalka! Nolosha waa mala awaal na loogu suureynayo wax jiro, kolba waxaan is dul taagnaa xaqiiqo gaaban oo aan isugu dhisnaa niyadda. Maxay nolosha...

Xorriyadda Go’aan Qaadashada – Maxamed C. Maxamed ‘Guutaale’

Xorriyadda Go’aan Qaadashada ama Iktiyaarku (free will) Ma Jirtaa? Qofku in uu leeyahay xorriyad go’aan qaadasho ama iktiyaar (free will) oo uu wax walba sameeyo...

Siyaasigii isku Caano Shubay – Cabdinaasir Yuusuf

Daal badan ayaa ka muuqda. Waxaa intaas u weheliya quus iyo niyadjab weyn oo kasoo gaaray doorashadii sida xilka leh looga adkaadey. Haa, doorasho...

Kulamadii Awliyada Jacaylka (5) : Afar Aroos iyo Aas – Khadar Indhayare

Arooskii labaad. “Waxa lagugu marti qaaday arooska Bernard iyo Lydia ee qabsoomi doona duhurka, August kowdeeda, kana dhici doona kiniisada St Mary of F ields,...

Bakhti-afuuf – Cabduwahaab Saqa.

Ninkan weyn sidani waa u caado. Maya e wuu ku khasban yahay aan niraahno. Kollay ba ma leh garasho iyo aqoon uu naftiisa sidan...

Gumaystaha la Gumaysto – Xoosh Docol Curdan

Xilliyaal is biirsaday aadunuhu waxa ay ahaayeen kuwo ku nool nolol lahaansho, xaqiraad, kala adkaan iyo isboorid adiyad iyo anafo ku seen qaaban, taas...

Loollanka u dhexeeya Fekerka iyo Xorriyadda: Daariq Ramadaan Muunad ahaan – Cabdirisaaq Sandheere

Maanta Yurub, waliba gaar ahaan Faransiiska waxaa ka jira loollan u dhexeeya fekerka iyo xorriyadda. Waxaanna ku loollamaya mid ka mid ah haldoorka oo...

UGU AKHRIS BADAN

Dhamaan Qormooyinka