Manqaxidda Dhuuxa Murtiyeed ee ku Duugan Ereyga “Mahad” – Maanmaal B. Gurxan
--Mulkigaan lahaa iyo anoon maal ku gadanaynin
--Allihii macaankiyo i baray maxabbadii diinta
--Ee muuqa Soomaaligiyo magaca ii yeelay
--Midaan hagarta kaga maarmi karo mahadnaqow roone
…(Maxamed Sheekh)
Ibo-furka...
Murti iyo Maan Gaaxday(1): Fardo Jeedal loo ma Qariyo – Maanmaal B. Gurxan
-- In kastoo midhaha laga sinmiyo, madasha luuqdeeda
-- Murti baan ka reebaa hadha nigu, iyo maahmaahe
-- Miisaan haddaan hadal lahayn, waa micno la'aane.
(Aadan Carab)
Ildo-Furka...