Tuesday, June 19, 2018

Qalin ma-koobaan: Magacyada Dhirta Soomaaliyeed iyo Cali Mooge Geeddi.

Qalin ma-koobaan waa buugga lagu soo ururiyay suugaanta hodanka ah ee Abwaan Cali Mooge Geeddi (1960-kii - 2003dii). Waxa qalinka u qaadtay Cabdalla Xaaji...

Gole-joog : Magacyada xayawaanka iyo Cali Mooge Geeddi.

“Gadhwadeen rasuul iyo markuu, Nuux galgalanaayay Gobollada Sanaag buu ku furay,gaanki soo hadhaye Wixi gurada doonta uga jiray,gooshkanaan tirine Dhulba igama guunsana intay, gaa’dho weligeede Gadaal-dhalad ninka I...

Antikhiriistoos: Taliyaha Dahsoon (1)

Faca Cusub waxa uu markii ugu horreysay baahinayaa sheekada ‘Antikhiriistoos’ oo ah sheeko laga mamnuucay waddamo badan, si aan loo ogaan sirta ay faafinayso. ...

Jaadadka Daaqa iyo Geed-Cawseedka Geyiga Soomaalida .

Guud ahaan hannaanka dhaqan-dhaqaale ee bulsho weynta Soomaalidu waxa uu ku tiirsanyahay xoolaha nool ee nimcoolayda loo yaqaan ee ay ka mid yihiin ishinka...

Afarreydii Cabdi-Malaw – Ibraahin Xuseen Daa’uud ‘Masxaf’

Waa Cabdi Faarax Caateeye oo loo garan ogaa Cabdi-Mallow. Waxa uu ahaa sarkaal sare oo ka tirsanaa ciidamadii dowladii Maxamed Siyaad Barre. Waxa kale...

Sawirkii Qoomamada – Garaad Yoonis Gajoome

Sida ii caadada ahayd waan jeclaa marka aan guriga joogo ee aan xidhanahay dharka aadka iigu dhejisan in aan sawirro iskaga qaado, waliba qaarkood...

Wacdaraha Fanka iyo Waayaha Fannaanka: Binti Cumar Gacal (Q1aad) WQ: Maxamed Dhaaley

Binti Cumar Gacal waxa ay sanadkii 1960-kii ku dhalatay magaalada Gaalkacyo, gobalka Mudug ee bartamaha Soomaaliya. Hooyadeed waxa ay ahayd Faaduma Shaakir Kulmiye, aabbaheedna...

Wacdaraha Fanka iyo Waayaha Fannaanka: Xasan Great WQ: Maxamed Dhaaley

Dhismaha idiin muuqda, waa qaybtii ay dowladdii Kacaanku ugu tala-gashay inay Fanaaniintu ka degaan Guryihii loo yaqiin If iyo Aakhiro; oo horraantii Sideetameeyadii laga...

Cumar Binu Cabdicasiis: Hoggaamiye Gob Ah – Ibraahin-Hawd Yuusuf

In aad ummad madax u noqotaa waa fursad aan fursad loo dhigaa jirin taariikhda. Waad ku gumowdaa ama ku gobowdaa. Casrigaaga wax aad umaddaada...

Buurta Daalo iyo Maguuraanka Arraweelo WQ: Cnaasir A.X Aadam Afqallooc.

“Taariikhdu waa inoo musbaax, maanka caawima’e Adoo male gudaayaad yaqiin, marar ku gaadhaaye Makaankaaga waa inaad taqaan, meelba waxa yaa!l” – Xaaji Aadan Afqallooc AHN. Daalo waa...

UGU AKHRIS BADAN

Dhamaan Qormooyinka