Ina Baar Tima-casuusli iyo Boon Xirsi! – Cabdixakiin Marayare
Sheekada Ina Baar tima-casuusli waa sheeko jirtey oo Boon Xirsi dhawr tixood ka curiyey, sannadihii uu noolaana warbaahinta ka sheegay.
Boon Xirsi Noloshiisii...
Sawirkii Qoomamada – Garaad Yoonis Gajoome
Sida ii caadada ahayd waan jeclaa marka aan guriga joogo ee aan xidhanahay dharka aadka iigu dhejisan in aan sawirro iskaga qaado, waliba qaarkood...
Gorfaynta buugga: Sicirbararka Fatwada (1) – Cabdiqani Cabdillaahi Aadan
Gorfaynta buugga: Sicirbararka Fatwada: fatwadu ma lamataabtaan baa? (1)
Hordhac.
In wax la qoraa waxa ay ka timaaddaa in wax la...
Antikhiriistoos (4) : Soo deg ‘Inaana’ (900 C.H.)
Antikhiriistoos (4) : Soo deg ‘Inaana’ (900 C.H.)
Sheekada labada malag ee Haaruud iyo Maaruud.
****Qaybtii 4aad.
Waxa aan filayaa in aad ka heshay dheeshii waraaqaha ee...
Jaadadka Daaqa iyo Geed-Cawseedka Geyiga Soomaalida .
Guud ahaan hannaanka dhaqan-dhaqaale ee bulsho weynta Soomaalidu waxa uu ku tiirsanyahay xoolaha nool ee nimcoolayda loo yaqaan ee ay ka mid yihiin ishinka...
Waxan ahay dumar! WQ: Ramla Gobdoon.
Noolaha uu Ilaahey dunida ku abuuray ayaan ka mid ahay, haddana waan ka duwanahay. La´aantay noloshu ma sii jirteen dadkuna ma tarmeen. Waxa aan...
Wacdiga fanka iyo waanada fannaanka! – Maxamed Dhaaley
Heesuhu waa hab ka mida hababka ay bulshooyinku isugu gudbiyaan farriimaha. Isla helidda miro, muusig iyo cod macaan oo xul wada ah waxa ay...
Aqoonta Gorfaynta (4) – Cabdiqani Cabdillaahi Aadan
Hadda ba, waxqabadka qorani, sidii aynnu hore u soo xusnay ba, waxa uu noqon karaa buug, sheeko, maqaal, riwaayad, filin iyo qaybaha maansada la...
Wiilkii Nasiibka! WQ: Ramla Gobdoon.
Waxaan aheyn xeyn gabdha ah oo soo galay safar aad u dheer una dhib badan. Xilli galab gaabad ah ayaan soo gaarnay magaalada Mooyaale,...
Dugsigii Dhallaanimo – Jimcaale M Xamari
Waa goor casar liiq ah. Cadceedda oo aad mooddo in ay inteedii ka wayntahay, kana iftiin iyo kulayl yartahay ayaa u sii dhawaanaysa godkeedii....