Sunday, November 18, 2018

Buurta Daalo iyo Maguuraanka Arraweelo WQ: Cnaasir A.X Aadam Afqallooc.

“Taariikhdu waa inoo musbaax, maanka caawima’e Adoo male gudaayaad yaqiin, marar ku gaadhaaye Makaankaaga waa inaad taqaan, meelba waxa yaa!l” – Xaaji Aadan Afqallooc AHN. Daalo waa...

Omos iyo Abaar – Cali Ileeye.

Cirku waa engegan yahay Naxariisi kama iman Dhulku waa araddan yahay Oogadiisu damac male Waa abaar dad qalataa Waa sabaan la adhax jabay’’ HADRAAWI     Waa abaar dad qalato ah iyo jiilaal...

Hees Maaha Maansadu! – Cali Ileeye

Milay dheer haddii ay gabayga, geeraarka iyo jiiftadu kaalinta koowaad kaga jireen tixda iyo maansada soomaaliyeed, iyada oo ay hal-abuurku intooda badani ka gabyi...

Ilbiriqsigii Ilmada – Sakariye Cabdixaliim

Ilbiriqsi waa qaybta u gu yar waqtiga. Kabbasho biyaha ah iyo laqiddeeda ku ma filna. Magacu wuxuu ka yimi Il iyo biriqsi. Waa laba...

Dhambaal – Ramla Gobdoon.

Waan ku tebay. Si aanan qiyaasi karin ayaan kuu tebay. Waxa aan is waydiinayaa, oo aan la yaabbanahay, sida aan ugu adkaystay muddada fog...

Sheekadii Geela – Naciima Xasan Xuseen

Mid kamid ah ardaydii wax ka baraneysay dugsiyada Dalalka Carbeed ayaa waxa uu ku dhacay amaba uu dhibca hoose ka keenay maaddadii curiska(Tacbiir). Waa arrin aan...

Magac-bixinta Godadka Maansada – Cali Ileeye

Godadka maansada ee kala duwan –sida aynu hore u soo aragnay, waxa ay wataan magacyo dhaqameed laga soo qaatay hawsha la qabanayo marka la...

Waxan ahay dumar! WQ: Ramla Gobdoon.

Noolaha uu Ilaahey dunida ku abuuray ayaan ka mid ahay, haddana waan ka duwanahay. La´aantay noloshu ma sii jirteen dadkuna ma tarmeen. Waxa aan...

Bulshadii Buktay! – Niciima Xasan Xuseen

Xanuunnada ku dhaca jirka iyo inta sare ee looga jeedo aadanaha waxaa ka xun oo ka halis badan cudurrada dilaaga ah ee dadka uga dhaca...

Nolosha Mala’awaalka ah – Jamaal Cabdinaasir

Nolosha mala awaalka! Nolosha waa mala awaal na loogu suureynayo wax jiro, kolba waxaan is dul taagnaa xaqiiqo gaaban oo aan isugu dhisnaa niyadda. Maxay nolosha...

UGU AKHRIS BADAN

Dhamaan Qormooyinka