Saturday, July 21, 2018

Heesta Qaranka Soomaaliya: Gobonimo Mise Gunnimo? – Cali Ileeye

Heesta Qaranku waa astaan weyn oo ka mid ah tiirarka waddaniyeed ee dawladnimo,waxa aanay kaalin mug leh ka qaadataa; kicinta iyo kor u qaadista...

Gorfaynta buugga: Sicirbararka Fatwada (1) – Cabdiqani Cabdillaahi Aadan

Gorfaynta buugga: Sicirbararka Fatwada: fatwadu ma lamataabtaan baa? (1) Hordhac. In wax la qoraa waxa ay ka timaaddaa in wax la...

Gorfaynta buugga: Sicirbararka Fatwada (2) – Cabdiqani Cabdillaahi Aadan

Qaybta labaad: gorfaynta mawduuca buugga Mawduuca buuggu ku wareegayaa waa fatwada wadaaddadu soo saaraan ee aan jihada lahayn, aqoon iyo xikmad na ku fadhiyin inteeda...

Gorfaynta Waxqabadka Qoran: Buugaagta (PDF) – Cabdiqani Cabdillaahi Aadan

Dhammaan qoraaladii Aqoonta Gorfaynta oo dhamaystiran lingaxan hoose kala deg. Gorfaynta Waxqabadka Qoran Mahadsanid.

Falanqaynta buugga ‘Ku Dhaqaaq Isbeddel’ – Ibraahim Xuseen Daa’uud ‘Masxaf’

Isbeddel ayaynu maqalnaa se marka aynu hoos ugu sii dhaadhacno isma weydiino muxuu yahay isbeddelku? Waxa u baahan in aan iska beddelaa waa maxay?...

Aqoonta Gorfaynta (3) – Cabdiqani Cabdillaahi Aadan

Wayddiinta mudanka lihi, waxa ay odhanaysaa: waa maxay ujeedda weyn ee ay tahay in waxqabad qoran loo gorfeeyaa? Waxa aan odhan karaa, marka la...

Aqoonta Gorfaynta (1) – Cabdiqani Cabdillaahi Aadan

Hordhac Tan iyo intii ibnu aadanku bilaabay ba in uu wax qoro (qoraalkaasi nooca uu doono ha noqdo e), waxa shaki aanu ku jirin, baa...

Aqoonta Gorfaynta (4) – Cabdiqani Cabdillaahi Aadan

Hadda ba, waxqabadka qorani, sidii aynnu hore u soo xusnay ba, waxa uu noqon karaa buug, sheeko, maqaal, riwaayad, filin iyo qaybaha maansada la...

Aqoonta Gorfaynta (2) – Cabdiqani Cabdillaahi Aadan

AQOONTA GORFAYNTA (2) Ereygu waa Af Soomaali dhalad ah oo geedka garta iyo wixii xidhiidh leh baa la gu yaqaannay. Gartaada oo aad sii...

UGU AKHRIS BADAN

Dhamaan Qormooyinka