Sunday, January 19, 2020

Xoreyntii Addoomaha Madow iyo Xilkii Abraham – Muxiyodiin Cabdiraxmaan ‘Dabayl’

Taariikhda dunnida waxa soo maray Hoggaamiyayaal wax ool ahaa. Islaamka ayaa loo soo qaadan karaa kuwii ugu quruxda iyo saameynta badnaa intii adduunkani jirey. Balse dunnidan...

Gorfaynta Waxqabadka Qoran: Buugaagta (PDF) – Cabdiqani Cabdillaahi Aadan

Dhammaan qoraaladii Aqoonta Gorfaynta oo dhamaystiran lingaxan hoose kala deg. Gorfaynta Waxqabadka Qoran Mahadsanid.

Ciyaarta Haanta – Fadli Bashiir Diiriye

Ciyaarta haantu, waa ciyaar dhaqameed 70kii sano ee u dambaysay ka sii dabar go’aysa gayiga Soomaaliyeed. Sida la wariyo kolkii hore waxaa laga ciyaari...

Aragtiyaha Cindiidka Ah! (1) – Maanmaal Buureed Gurxan

Qormadan koowaad iyo midda labaad ee aan idiin la wadaagi doono haddii Alle idmo, waxa aan ku daadifayn doonaa aragtiyo cindiid ah oo ay...

Waydiintii Aabbahay – Samatar Xaaji Maquuste

Waxaan ku dhashay burbur, ma aanan helin daryeel caafimaad, ma aanan helin daryeel waxbarasho, waxaa la igeeyay dugsiga quraanka anigoo yar, muddo markaan dhiganayay,...

Sooyaalka Halgankii SYL – Axmed Maxamed Ciise ‘Senda’

HORDHAC Bilogii gu’gii 1943-dii, waxa bilaabantay sheeko sooyaalka Soomalida ku xardhan, ku hubaysan wadaniyad iyo siyaasad la jaan-qaaddi kartay wacyiga taagnaa baryahaas. Waxaa koonfurta dhulka ay...

U Kuurgalka Weydiimaha – Jamaal Cabdinaasir

Ogaanshaha halka ay ku kala baxaan saadka iyo hilowga ayaa ah hab tix raac looga baahan yahay qof inuu ku baraarugo safka uu kaga...

Xabaalitaanka Ilbaxnimooyinka – Cabdifataax Barawaani.

Tan iyo billowgii nidaamyada dawladnimo ee cusub ”Modern State” waxa bilaabmey dar-dar xooggan oo la xidhiidha dhanka kala cidhiidhsiga,kala xadidda iyo halganka loogu jiro nooleynta...

Farriin ku Socota Aqoonyahanka Geeska Afrika

Waa erayo kooban, balse qalbiga ka soo go’ay oo ku socda gacallayaashay. Kuwa qalinka qancid ku qaatay. Ee rumeeyay sarraynta erayga fahan ahaan, iyo...

Heesta Miiraale – Sidiiq Cubayd

Farshaxanka iyo midho-cudoonaantu waa qayb ka mida meel-marinda suugaan la curiyay wakhti hore ama se mid danbe ba. Hawraarta iyo murtida Soomaalida ayaa waayo...

UGU AKHRIS BADAN

Dhamaan Qormooyinka