Tuesday, August 20, 2019

Sooyaalka Halgankii SYL – Axmed Maxamed Ciise ‘Senda’

HORDHAC Bilogii gu’gii 1943-dii, waxa bilaabantay sheeko sooyaalka Soomalida ku xardhan, ku hubaysan wadaniyad iyo siyaasad la jaan-qaaddi kartay wacyiga taagnaa baryahaas. Waxaa koonfurta dhulka ay...

Milicsiga Sooyaalka Ismaamul Bulsheed iyo Xeer ee Soomaalida – Cabdifataax Dhegbahaaf

Aadanaha adduunka ku nool mid walbaa waxay leedahay nidaamyo is-maamul hoosaad iyo xeerar kala jideeya una degsanaa muddooyin aad dheer oo ay ka dhaxleen...

Runtii Qadhaadhayd – Cali Ileeye

Aqoonyahanka, waxgaradka, abwaannada, culimada iyo guurtida dunidu waxa ay qaabeeyaan habnololeedka bulshadooda, iyaga ayaa rayiga bulshada dhisa, oo u jiheeya dhanka wanaagsan. Haddii heerka...

Quutayaasha Aragtiyaha – Jamaal Cabdinaasir

Macaamiisha aragtiyaha qaadata ma weel cidla baa iyagu? yaa udiiday in burjigooda adeejiyaan? Hannaan kasta oo la meel mariyo ama la dheeli tiro wuxuu soo...

S.S.C: Isdiidka Isdiiddooyinka! – Cabdiqaadir Jaamac Xuseen

Horudhac Muxuu u taaganyahay magaca S.S.C.?, maxaase uu xaqiiqo ahaan ka turjumayaa?. Maxay tahay u jeedadiisu?. Yaa madaxa kuwata?. Maxay tahay xaqiiqada kajirta deegaanka magacaas...

U Kuurgalka Weydiimaha – Jamaal Cabdinaasir

Ogaanshaha halka ay ku kala baxaan saadka iyo hilowga ayaa ah hab tix raac looga baahan yahay qof inuu ku baraarugo safka uu kaga...

Taariikhda Heesta Soomaalida – Fadli Bashiir Diiriye

Xogta buuggan ku kaydsan inteeda ugu badani waa ciyaaro-dhaqameedyo jiib iyo jaan leh. Ciyaarahaas jiibta iyo jaanta leh si loo ciyaaro waxaa lagamamaarmaan...

Sirta iyo Saamaeynta Sicirbararka – Cabdiqani Axmed Cali

Halkan kala deg qoraalka oo PDF ah. Sirta iyo Saamaynta Sicirbararka

Hoggaamiyaha Loo Hammuun Qabo Puntland – Aadam Salaad ‘Badiic’

ARAR: In kastoo adduunka oo dhammi baahi weyn u qabo fahanka hoggaaminta, haddana, Soomaalidu, baahi ka badan baahida ummadaha kale u qabaan ayay u qabtaa....

Majaajilayste, Ismaaciil Cabdi Ibraahin (Basbaas) – Jimcaale Jaamac ‘Sharcidoon’

Majaajilayste, Ismaaciil Cabdi Ibraahin (Basbaas) W/Q. Jimcaale Jaamac Muxumed (Sharcidoon) Gawaadhidaa la sii galbinayo waxa saaran maydka Ismaaciil Cabdi Ibraahin oo dadku u yaqaaneen Basbaas. Wuxuu...

UGU AKHRIS BADAN

Dhamaan Qormooyinka