Monday, December 9, 2019

Taariikhda Heesta Soomaalida – Fadli Bashiir Diiriye

Xogta buuggan ku kaydsan inteeda ugu badani waa ciyaaro-dhaqameedyo jiib iyo jaan leh. Ciyaarahaas jiibta iyo jaanta leh si loo ciyaaro waxaa lagamamaarmaan...

Isu Tanaasula .. Noloshu uma qalantee! – Faca Cusub

Qormooyinka ugu quruxda badan, uguna run badan ee sida daran ii xanuunjiya waxa ugu mudan ta aan ka akhriyay Cali AlDandaawi (IHUN) marka uu...

Milicsiga Sooyaalka Ismaamul Bulsheed iyo Xeer ee Soomaalida – Cabdifataax Dhegbahaaf

Aadanaha adduunka ku nool mid walbaa waxay leedahay nidaamyo is-maamul hoosaad iyo xeerar kala jideeya una degsanaa muddooyin aad dheer oo ay ka dhaxleen...

Waayaha Fanka Soomaaliyeed – Cabdifataax Amiir.

“Mugdishiyo Hargeysaba Gudin iyo hangool iyo Heellaa xoraysee Wallee hobolkoon jirin Guuli sooma hoyateen… ” ~ Hadraawi. Muddooyinkan dambe waxaa deegaanno...

Maalmahaygii Muqdisho – Axmed Karaama

Habeenkii oo dhan ma seexan. Waxaan...

Runta Soomaaliland – Ibraahin-Hawd Yuusuf

Doorasho madaxweyne oo dunidu dhiirrigelin badan ku bixisay baa Soomaalilaand la ga qabanqaabiyay. Ololaheedu bilo dhan buu hawlihii dawladda oo fuuqsaday, wax wal oo...

Qiiqii Ceelcad (1) – Cabdikariim Umal

Ma geyoon ma gamashiyin Ma gommodin ma gaagixin Ma gobloomin maan gudhin Mana gabin halkaygii Gabaygiina maan deyn Geeraaradaydii Imminkaan gardaadshoo Weli maan gunnaanadin!! Bilowga iyo ballaysinka qormadeena toddobaadku ha inoo ahaato...

Baahideyda iyo buugaagtaan akhristo – Salmaan Siyaad ‘Sal-murtiyeed’

“Anfariir markuu dhaco Kaan eersanaayiyo Abbaanduulahay noqo!” Aadan Xasan Aadan (Beleloo). Saabxidh 28. Muddooyinkii u danbeeyey murug iyo madax xanuun ayaa maankaygu la ciirciirayey; sidaasoy ahayd waxa aan...

Gorfaynta Waxqabadka Qoran: Buugaagta (PDF) – Cabdiqani Cabdillaahi Aadan

Dhammaan qoraaladii Aqoonta Gorfaynta oo dhamaystiran lingaxan hoose kala deg. Gorfaynta Waxqabadka Qoran Mahadsanid.

S.S.C: Isdiidka Isdiiddooyinka! – Cabdiqaadir Jaamac Xuseen

Horudhac Muxuu u taaganyahay magaca S.S.C.?, maxaase uu xaqiiqo ahaan ka turjumayaa?. Maxay tahay u jeedadiisu?. Yaa madaxa kuwata?. Maxay tahay xaqiiqada kajirta deegaanka magacaas...

UGU AKHRIS BADAN

Dhamaan Qormooyinka