Tuesday, August 20, 2019

Asalka Afkaarteenna Iyo Kala Duwanaanta – Maxammed Cabdillaahi Ibraahin

Maxaa keena in aan xogta isku khilaafno ? Sidee ayaa ay ku abuurmaan fikradaheenu ? sidee ayaa uu ula dhaqmaa qofku labo xogood oo...

Runtii Qadhaadhayd – Cali Ileeye

Aqoonyahanka, waxgaradka, abwaannada, culimada iyo guurtida dunidu waxa ay qaabeeyaan habnololeedka bulshadooda, iyaga ayaa rayiga bulshada dhisa, oo u jiheeya dhanka wanaagsan. Haddii heerka...

Hoggaamiyaha Loo Hammuun Qabo Puntland – Aadam Salaad ‘Badiic’

ARAR: In kastoo adduunka oo dhammi baahi weyn u qabo fahanka hoggaaminta, haddana, Soomaalidu, baahi ka badan baahida ummadaha kale u qabaan ayay u qabtaa....

Tigreegii Indhaha Adkaa! – Cabdiqaadir Jaamac Xuseen

Baska dadweynaha ayaan sooraacay, waana maalintii ugu dambaysay ee ol'olaha xisbiga Kulmiye; oo Jigjiga-yar ilaa iyo suuqa weyn ee Hargeysa maalintaa iyo habeenkii kahorreeyeyba...

Maalmahaygii Masqad – Cayni Muxiddiin Maxamed

Run ayaa uu sheegay St. Augustine, marka uu yiri “dunidu waa sida buug. Kuwa aanan socdaalinna, waxa ay akhriyaan keliya hal bog oo buuggaas...

Taariikhda Heesta Soomaalida – Fadli Bashiir Diiriye

Xogta buuggan ku kaydsan inteeda ugu badani waa ciyaaro-dhaqameedyo jiib iyo jaan leh. Ciyaarahaas jiibta iyo jaanta leh si loo ciyaaro waxaa lagamamaarmaan...

Gorfaynta Waxqabadka Qoran: Buugaagta (PDF) – Cabdiqani Cabdillaahi Aadan

Dhammaan qoraaladii Aqoonta Gorfaynta oo dhamaystiran lingaxan hoose kala deg. Gorfaynta Waxqabadka Qoran Mahadsanid.

Sixirkii ay i bareen suufiyadu (Sheeko dhab ah) – Cali Ileeye

Xaamid Aadam Muuse waa sheekh soodaani ah, oo ka tirsanaan jirey dariiqooyinka suufiyada, waxa uu ka gaadhay dariiqadiisa Tajaaniyada derajada ugu sarreysa ee ‘Qudub’;...

Taariikhda Raasiga Berbera – Axmed Ibraahin Cawaale

Waxa aad qoraalkan gudihiisu ugu tegaysaa qodobbadan: Isgaadhsiintii ugu horraysay carriga Soomaalida, Warlaliyihii BBCda, Maqaamkii Sh. Jebarti, iyo Noobiyaddii Labaad ee Berbera. Raasigu waa dhulyare dhererkiisu...

Ciyaarta Haanta – Fadli Bashiir Diiriye

Ciyaarta haantu, waa ciyaar dhaqameed 70kii sano ee u dambaysay ka sii dabar go’aysa gayiga Soomaaliyeed. Sida la wariyo kolkii hore waxaa laga ciyaari...

UGU AKHRIS BADAN

Dhamaan Qormooyinka