Tuesday, November 19, 2019

Majaajilayste, Ismaaciil Cabdi Ibraahin (Basbaas) – Jimcaale Jaamac ‘Sharcidoon’

Majaajilayste, Ismaaciil Cabdi Ibraahin (Basbaas) W/Q. Jimcaale Jaamac Muxumed (Sharcidoon) Gawaadhidaa la sii galbinayo waxa saaran maydka Ismaaciil Cabdi Ibraahin oo dadku u yaqaaneen Basbaas. Wuxuu...

Xoreyntii Addoomaha Madow iyo Xilkii Abraham – Muxiyodiin Cabdiraxmaan ‘Dabayl’

Taariikhda dunnida waxa soo maray Hoggaamiyayaal wax ool ahaa. Islaamka ayaa loo soo qaadan karaa kuwii ugu quruxda iyo saameynta badnaa intii adduunkani jirey. Balse dunnidan...

Kasmada Curineed – Jamaal Cabdinaasir

Saadaasha nolosha sideedaba Kuma koobna jiritaankaaga iyo xaaladahaaga, ee waxay ku koobantahay hadba inta fikirkaagu iyo hal-abuurkaaga jiro. Waana sabab kuu gaar ah in...

Maalmahaygii Masqad – Cayni Muxiddiin Maxamed

Run ayaa uu sheegay St. Augustine, marka uu yiri “dunidu waa sida buug. Kuwa aanan socdaalinna, waxa ay akhriyaan keliya hal bog oo buuggaas...

Suuradda al-Kahf – Cabdikariim Maxamed Nuuriye

Waa habeen jimcaad saqdii dhexe, dadku waa wada hurdaa qaarkood waabay hurdo dhammaysteen balse aniga wax hurdo ah iguma soo dhicin. Sidii baan indhaha...

Xorriyadda Go’aan Qaadashada – Maxamed C. Maxamed ‘Guutaale’

Xorriyadda Go’aan Qaadashada ama Iktiyaarku (free will) Ma Jirtaa? Qofku in uu leeyahay xorriyad go’aan qaadasho ama iktiyaar (free will) oo uu wax walba sameeyo...

Gumaystaha la Gumaysto – Xoosh Docol Curdan

Xilliyaal is biirsaday aadunuhu waxa ay ahaayeen kuwo ku nool nolol lahaansho, xaqiraad, kala adkaan iyo isboorid adiyad iyo anafo ku seen qaaban, taas...

Loollanka u dhexeeya Fekerka iyo Xorriyadda: Daariq Ramadaan Muunad ahaan – Cabdirisaaq Sandheere

Maanta Yurub, waliba gaar ahaan Faransiiska waxaa ka jira loollan u dhexeeya fekerka iyo xorriyadda. Waxaanna ku loollamaya mid ka mid ah haldoorka oo...

Caalami ! – Maxamed C. Jeyte

Jaamcad caalami ah. Madaar caalami ah. Iskuul caalami ah. Isbitaal ay joogaan dhaqaatiir caalami ah…… caalami……..caalami … Ummad kasta oo dunida ...

Maalmahaygii Muqdisho – Axmed Karaama

Habeenkii oo dhan ma seexan. Waxaan...

UGU AKHRIS BADAN

Dhamaan Qormooyinka