Thursday, November 14, 2019

Ilbaxnimada Islaamka – Cabdicasiis Cabdillaahi ‘Abaabul’

 Xadaaraddu macne ahaan waa ilbaxnimo iyo reer magaalnimo waxana lagu qeexaa waxqabad iyo horumarka kala gedisan ee aadamuhu gaadhay dhammaan dhinacyada nolosha. Hadday tahay...

CRYPTOCURRENCY: Lacagta Mustaqbalka (Bitcoin) – Cabdicasiis Aadan ‘Aayir’

Waa maxay Cryptocurrency? Sidee ayuu u shaqeynayaa? maxaa loo isticmaalaa? ma laga yaabaa in nidaamka maaliyadeed ee bangiyada uu albaabada u laabo ? Wa su'aalo...

Dhis Noloshaada – Cabdicasiis Cabdillaahi Xirsi

Qof-kasta oo bani’aadan ah waxa uu sabab u noqdaa in uu sameeyo ilaa heer nololshiisa uu ka dhigo mid hodantinimo leh,faqiirtinimo leh ,dib u...

Baahideyda iyo buugaagtaan akhristo – Salmaan Siyaad ‘Sal-murtiyeed’

“Anfariir markuu dhaco Kaan eersanaayiyo Abbaanduulahay noqo!” Aadan Xasan Aadan (Beleloo). Saabxidh 28. Muddooyinkii u danbeeyey murug iyo madax xanuun ayaa maankaygu la ciirciirayey; sidaasoy ahayd waxa aan...

Muqdisho: Magaalo aan dhimanayn! – Maxammed Gaanni

Qalin iyo warqad ayaan ku wareejiyay wixii aan islahaa ka dib safarkaaga ayaa xog looga baahan doonaa; safar adduunyo oo u dhigma kii aakhiro....

Afarreydii Cabdi-Malaw – Ibraahin Xuseen Daa’uud ‘Masxaf’

Waa Cabdi Faarax Caateeye oo loo garan ogaa Cabdi-Mallow. Waxa uu ahaa sarkaal sare oo ka tirsanaa ciidamadii dowladii Maxamed Siyaad Barre. Waxa kale...

Kalsoonida Nafta – Cabdiqani Galaydh

“Furaha ugu muhiimsan ee guushu waa kalsoonida nafta…” _Arther Ashe Shimbir daallan ayaa ku degtey laan si ay ugu nasato. Shimbirtii waa ay nasatay iyada oo indheheedu...

Waydiintii Aabbahay – Samatar Xaaji Maquuste

Waxaan ku dhashay burbur, ma aanan helin daryeel caafimaad, ma aanan helin daryeel waxbarasho, waxaa la igeeyay dugsiga quraanka anigoo yar, muddo markaan dhiganayay,...

Taariikhda Raasiga Berbera – Axmed Ibraahin Cawaale

Waxa aad qoraalkan gudihiisu ugu tegaysaa qodobbadan: Isgaadhsiintii ugu horraysay carriga Soomaalida, Warlaliyihii BBCda, Maqaamkii Sh. Jebarti, iyo Noobiyaddii Labaad ee Berbera. Raasigu waa dhulyare dhererkiisu...

Quudhsiga umay dhalan – Khadar Cabdi Indha-yare

In badan oo ka mid ah taariikh nololeedka, ee qayb ka mid ah bulshadeena, waxa haysta xad- gudubyo nafeed iyo kuwo nololeed. Quudhsiga shakhsiyeed...

UGU AKHRIS BADAN

Dhamaan Qormooyinka