Friday, May 29, 2020

Dhambaal – Ramla Gobdoon.

Waan ku tebay. Si aanan qiyaasi karin ayaan kuu tebay. Waxa aan is waydiinayaa, oo aan la yaabbanahay, sida aan ugu adkaystay muddada fog...

Dibjirland – Cali Ileeye

Waxa ay ahayd galab, cadceedduna waxa ay si gaabisa ugu sii faano-guranaysay dhinaca godka iyada oo ay galbinayeen daruuro midab guduudan...

Qalbi kaa fog (Sheeko) – Cali Ileeye

Waa duhur aad u kulul, cadceedduna iyada oo aad mooddo in ay maryaha dhigatay, ayaa ay badhtanka cirka kuuddudaa . Waxa aan hadda ka...

Ilbaxnimada Islaamka – Cabdicasiis Cabdillaahi ‘Abaabul’

 Xadaaraddu macne ahaan waa ilbaxnimo iyo reer magaalnimo waxana lagu qeexaa waxqabad iyo horumarka kala gedisan ee aadamuhu gaadhay dhammaan dhinacyada nolosha. Hadday tahay...

Aqoonta Gorfaynta (4) – Cabdiqani Cabdillaahi Aadan

Hadda ba, waxqabadka qorani, sidii aynnu hore u soo xusnay ba, waxa uu noqon karaa buug, sheeko, maqaal, riwaayad, filin iyo qaybaha maansada la...

Il-nugeylkii Xaawo (Q3aad) – Cabdiraxmaan C. Cirro

Cabbaar ayay hadalkii ku canaadday oo ka aammustay, isaguna hore ayuu ugu soo durkayey - isaga oo xiixlaynaya oo hadal dhuunta u bannaysanaya- ayuu...

Dhambaalkii Dilaaga – Abshir Umal ”Mooge”

Meeel shishe oo ceelka xoogaa u jirta ayay ayay geela ku horayaan Diraac iyo laba nin oo walaaladiisa ah. Waa Qaasim iyo Kaahin. Dhankaa...

Xidhiidhka La-qabsi ee Dadka iyo Xayawaanka – Maxamed Cabdi Maxamed ‘Guutaale’

Koox saynis-yahanno ah baa isku keenay tobban daanyeer, waxay u diyaariyeen qol; qolkaas waxay ka soo laad-laadiyeen muus, waxay kaloo dhigeen miis. Waxaa kaloo...

Warqaddii Hooyo – Cabdirisaaq Maxamed Cabdi ‘Sancaani’

Waan jiifay habeenkan, hurdaduna way igu yarayd. Kolba waan yara suurayey, adiguna waxaad fadhidey dushayda. Waxaan baraarugey dhawr jeer, dib ayaanan u gam’ay. Shalmad...

UGU AKHRIS BADAN

Dhamaan Qormooyinka