Tuesday, July 23, 2019

Antikhiriistoos: Taliyaha Dahsoon (1)

Faca Cusub waxa uu markii ugu horreysay baahinayaa sheekada ‘Antikhiriistoos’ oo ah sheeko laga mamnuucay waddamo badan, si aan loo ogaan sirta ay faafinayso. ...

Damaq iyo Xanuun (Sheeko) – Cali Ileeye

Noloshaydii dhallaanimo, tii barbaarnimo iyo noloshayda  qoysnimoba waxa ay  ahayd mid xanuun badan leh, oo uu argagax ku lammaan yahay. Mararka qaarkood waxa aan...

Hodan iyo Halaaggii Widhwidh – Abshir Umal ‘Mooge’

Laydh macaan oo saafi ah baa dhanka buuraha ka soo dhabanaysa, aadaanka masaajidka tuulada ayay marba dhan u tuuraysaa, laba iyo saddex jeer buu...

Sawirkii Qoomamada – Garaad Yoonis Gajoome

Sida ii caadada ahayd waan jeclaa marka aan guriga joogo ee aan xidhanahay dharka aadka iigu dhejisan in aan sawirro iskaga qaado, waliba qaarkood...

ANTIKHIRIISTOOS (7)Taliyahayaga iyo Wiilka Taliyahayaga

ANTIKHIRIISTOOS (7)Taliyahayaga iyo Wiilka Taliyahayaga (1800 C.H - 20 C.D) *** Dhammaad Waa kuma Antikhiriistoos? qaybtan ayaa aad ku ogaan doontaa. ‘‘ Shan baanu ahayn, waxa nagu lix...

Dhambaalkii Dilaaga – Abshir Umal ”Mooge”

Meeel shishe oo ceelka xoogaa u jirta ayay ayay geela ku horayaan Diraac iyo laba nin oo walaaladiisa ah. Waa Qaasim iyo Kaahin. Dhankaa...

Nabarkii Nayroobi – Cabdiraxmaan C. Cirro

Waan is tallaalay. Dhalmada ayaan iska tallaalay. Ma doonayn in aan wax dhalo. Dhawrka sano ee soo socdana waxba ma dhali doono. Wixii ka...

Saamiya Shahiid: Geesiyaddii Rabitaankeeda u Shahiidday – Maxamed-Haykal Muxumed

“Qol guriga ka mid ah ayuu Saamiya si xoog ah ugu ducduucay. Waa uu jidhdilay, ka dibna...

ANTIKHIRIISTOOS(5): Sagaal Aanu Siinnay Ilayska!

ANTIKHIRIISTOOS(5): Sagaal Aanu Siinnay Ilayska! ( 950-kii C. H - 1300 C.D) **** Qaybtii 5aad. Sida aynu hore u soo aragnay 'Inaana' ama Faynuus waa ay diiwaangelisay...

Antikhiriistoos (4) : Soo deg ‘Inaana’ (900 C.H.)

Antikhiriistoos (4) : Soo deg ‘Inaana’ (900 C.H.) Sheekada labada malag ee Haaruud iyo Maaruud. ****Qaybtii 4aad. Waxa aan filayaa in aad ka heshay dheeshii waraaqaha ee...

UGU AKHRIS BADAN

Dhamaan Qormooyinka