Saturday, July 21, 2018

Hodan iyo Halaaggii Widhwidh – Abshir Umal ‘Mooge’

Laydh macaan oo saafi ah baa dhanka buuraha ka soo dhabanaysa, aadaanka masaajidka tuulada ayay marba dhan u tuuraysaa, laba iyo saddex jeer buu...

Wiilkii Nasiibka! WQ: Ramla Gobdoon.

Waxaan aheyn xeyn gabdha ah oo soo galay safar aad u dheer una dhib badan. Xilli galab gaabad ah ayaan soo gaarnay magaalada Mooyaale,...

ANTIKHIRIISTOOS (6) : Guurtidii Reer Sahyoonoow 

ANTIKHIRIISTOOS (6) : Guurtidii Reer Sahyoonoow ( 1900 C.D) **** Qaybtii 6aad Sheekada soo socotaa ma aha sheeko, balse waa muxaadaro, waxa goobjoog ka ahaa 388 nin...

Kulamadii Awliyada Jacaylka: Afar aroos iyo aas (3) – Khadar Cabdi Indhayare

Xaaladu imika waa ka sii yaab badantay sidii hore. Saxa , sax! Sidaas buu yidhi Charless, raaxo la’aan. ‘ Ma idiin hanbalyayn kara? Waxa...

Nabarkii Nayroobi – Cabdiraxmaan C. Cirro

Waan is tallaalay. Dhalmada ayaan iska tallaalay. Ma doonayn in aan wax dhalo. Dhawrka sano ee soo socdana waxba ma dhali doono. Wixii ka...

Il-nugeylkii Xaawo (Q4aad) – Cabdiraxmaan C. Cirro

Dabayshii xagaaga ayaa dhanka bari ka soo dhacaysa oo doogii baxay gu'ga ayay qallajisay, oo biyihii jidhaadhama ku hadhay ayay u gudhisay, oo ubaxii...

Adeegtadii Aflaxday WQ: Ramla Gobdoon.

Aniga oo aad u yar ayaan billaabay shaqada adeegtannimada. Reerkeygu waxa uu ahaa mid sabool ah, waalidkeyna waxey ka la tageen aniga oo aan...

Jeego Soomaali! WQ: Ramla Gobdoon.

Habeenka barkiisii hore ayaa dhammaad ku dhaw. Boorsadii maalmahanba ii baddashay armaajadaydii dharka ayaan isugu geeyay wixii dhar bannaanka iga yaallay. Albaabka guriga ayey...

Siyaasigii isku Caano Shubay – Cabdinaasir Yuusuf

Daal badan ayaa ka muuqda. Waxaa intaas u weheliya quus iyo niyadjab weyn oo kasoo gaaray doorashadii sida xilka leh looga adkaadey. Haa, doorasho...

Saacadihii Noloshayda Beddelay- Axmed Maxamed Cabdiqaadir

Waa goor galabnimo casarliiq ah oo cadceeddu godkeeda inay gasho ay waxyar u jirto. Jawigu waa mid aad u macaan. Dhaxandhaxan baa jirta wadnahayga...

UGU AKHRIS BADAN

Dhamaan Qormooyinka