Tuesday, August 20, 2019

Madfacii I Sigay! – Cabdiwahaab Xasan Dhafe

Waxaa dalka ku hooreeysa daruurtii colaadda. Qasaaraha ay geysanayso meel walba ayaad kula kulmaysaa. Waa kow iyo sagaashankii. Maalmo ka hor markii aan dunida...

Antikhiriistoos (3): Namruud iyo Nebi Ibraahiim

Antikhiriistoos (3): Namruud iyo Nebi Ibraahiim . Qalinkii: Axmed Khaalid Mustafe. Turjumid: Cali Ileeye _________________ Qaybtii 3aad. Markii uu Saahaak ama Namruud heshiiska la galay Ibliis, ee uu...

Farriintii ka timi Mars! – Cabdillaahi Saalax

Fiidnimo qaboow badani dhacayo ayay ahayd.Cabbaar ka hor ayuun bay barandadda kasoo kacday kadib markay koob shaaha dayaxa kula sheekaysatay. Midhaha iyo cuudka cuddoon...

Bakhti-afuuf – Cabduwahaab Saqa.

Ninkan weyn sidani waa u caado. Maya e wuu ku khasban yahay aan niraahno. Kollay ba ma leh garasho iyo aqoon uu naftiisa sidan...

Garnaqsi Lammaane WQ: Ramla Gobdoon.

Labo sano ka hor caawa oo kale ayay is guursadeen Mahad iyo Maryan. Guurkooda ka hor iyo ka dib waxaa u dhexeeya kala duwanaansho...

Cadaabtii Shaqaalaha – Abshir Umal ‘Mooge’

“Baroorta iyo xiisahaan Isku baanan doonaa, Bartuu igu xereeyaan Ka dhex baaqi doonaa, Ubax baal casuus laan Ku dhex beeri doonaa, Biyihii webi Ganaanaan Ka butaacin doonaa… ” Isaga oo miis yar...

Farax Ciideed iyo Utun Ciileed – Sayid Cumar Shiiqdoon

Waa maalin la isku wada egyahay, waa maalin damaashaad oo ka geddisan maalmaha kale, Qof waliba wuu iska illaaway murugo iyo walwal waxa uuna...

Qalbi kaa fog (Sheeko) – Cali Ileeye

Waa duhur aad u kulul, cadceedduna iyada oo aad mooddo in ay maryaha dhigatay, ayaa ay badhtanka cirka kuuddudaa . Waxa aan hadda ka...

ANTIKHIRIISTOOS (6) : Guurtidii Reer Sahyoonoow 

ANTIKHIRIISTOOS (6) : Guurtidii Reer Sahyoonoow ( 1900 C.D) **** Qaybtii 6aad Sheekada soo socotaa ma aha sheeko, balse waa muxaadaro, waxa goobjoog ka ahaa 388 nin...

Antikhiriistoos (2) Taliyaha ileyska tan iyo maalinkii la abuuray nuurka

Antikhiriistoos (2) Taliyaha ileyska tan iyo maalinkii la abuuray nuurka - ( 2500 Ciise Hortii – 2000 C.H.)  ------------------------Qaybtii 2aad. Faca Cusub waxa uu markii ugu...

UGU AKHRIS BADAN

Dhamaan Qormooyinka