Tuesday, August 20, 2019

Bakhti-afuuf – Cabduwahaab Saqa.

Ninkan weyn sidani waa u caado. Maya e wuu ku khasban yahay aan niraahno. Kollay ba ma leh garasho iyo aqoon uu naftiisa sidan...

Xogtii waayaha iyo oohintii Linda Watson WQ: Maxamed-haykal Muxumed.

Linda Watson, waa islaan Ingiriis ah. Da’deedu habeenkaa caawa ah waa 94 sano jir. Linda waxa hoy u ah gurigii ay ku dhalatay,...

Sawirkii Qoomamada – Garaad Yoonis Gajoome

Sida ii caadada ahayd waan jeclaa marka aan guriga joogo ee aan xidhanahay dharka aadka iigu dhejisan in aan sawirro iskaga qaado, waliba qaarkood...

Cantar Binu Shidaad – Cabdiraxmaan C. Cirro

Waxaan ahay Cantar, ina Shidaad baa la iigu daraa, Reer Cabas qolo la yidhaahdo baan ahay. Naftayda waxaan ka dhex helay saxaraha wayn. Intaas...

Jawaabtii naxdinta lahayd! WQ: Maxamed-haykal Muxumed Cabdi.

Maryan wax ay jiiftaa sariirta cusbitaalka. Waa dhaawac, weliba waa dhaawac culus. Cusbitaalka intii aan la keenin dhiig badan ayaa ka baxay. Lama hubo...

Antikhiriistoos (3): Namruud iyo Nebi Ibraahiim

Antikhiriistoos (3): Namruud iyo Nebi Ibraahiim . Qalinkii: Axmed Khaalid Mustafe. Turjumid: Cali Ileeye _________________ Qaybtii 3aad. Markii uu Saahaak ama Namruud heshiiska la galay Ibliis, ee uu...

ANTIKHIRIISTOOS(5): Sagaal Aanu Siinnay Ilayska!

ANTIKHIRIISTOOS(5): Sagaal Aanu Siinnay Ilayska! ( 950-kii C. H - 1300 C.D) **** Qaybtii 5aad. Sida aynu hore u soo aragnay 'Inaana' ama Faynuus waa ay diiwaangelisay...

Dugsigii Dhallaanimo – Jimcaale M Xamari

Waa goor casar liiq ah. Cadceedda oo aad mooddo in ay inteedii ka wayntahay, kana iftiin iyo kulayl yartahay ayaa u sii dhawaanaysa godkeedii....

Dawankii Rejada! – Khadar Cabdi Indha-yare

Guuleed yare waa wiil 24 jir ah, noloshisa inteeda badan waxa uu ku dhammaystay waxbarasho, kal hore uun bay ahayd markii uu ka soo...

Indhobeelka Jihooyinka (Sheeko) – Layla Saalim

Haddii aad I aragtaan aniga oo mid idinka mid ah ku jiidhaya jidka ha I caayina, candhuufna ha igu tufina. Waxa aad tidhaahdaan:'' Waxa...

UGU AKHRIS BADAN

Dhamaan Qormooyinka