Tuesday, August 20, 2019

Jawaabtii naxdinta lahayd! WQ: Maxamed-haykal Muxumed Cabdi.

Maryan wax ay jiiftaa sariirta cusbitaalka. Waa dhaawac, weliba waa dhaawac culus. Cusbitaalka intii aan la keenin dhiig badan ayaa ka baxay. Lama hubo...

Siyaasigii isku Caano Shubay – Cabdinaasir Yuusuf

Daal badan ayaa ka muuqda. Waxaa intaas u weheliya quus iyo niyadjab weyn oo kasoo gaaray doorashadii sida xilka leh looga adkaadey. Haa, doorasho...

Il-nugeylkii Xaawo (Q4aad) – Cabdiraxmaan C. Cirro

Dabayshii xagaaga ayaa dhanka bari ka soo dhacaysa oo doogii baxay gu'ga ayay qallajisay, oo biyihii jidhaadhama ku hadhay ayay u gudhisay, oo ubaxii...

Cantar Binu Shidaad – Cabdiraxmaan C. Cirro

Waxaan ahay Cantar, ina Shidaad baa la iigu daraa, Reer Cabas qolo la yidhaahdo baan ahay. Naftayda waxaan ka dhex helay saxaraha wayn. Intaas...

Xamar iyo Xasuusaha Xagaayaha (Sheeko) – Guryasame Cabdi Maxamed

''Nabadgelyo dushooda ha ahaato kuwa fahmay macnaha  jacaylka ee aan jacayl na lahayn'' —Jibraan Khaliil. Waa Muqdisho oo ku jirta mid kamid ah habeenadeedii ugu wacnaay....

Il-nugeylkii Xaawo (Q3aad) – Cabdiraxmaan C. Cirro

Cabbaar ayay hadalkii ku canaadday oo ka aammustay, isaguna hore ayuu ugu soo durkayey - isaga oo xiixlaynaya oo hadal dhuunta u bannaysanaya- ayuu...

Saacadihii Noloshayda Beddelay- Axmed Maxamed Cabdiqaadir

Waa goor galabnimo casarliiq ah oo cadceeddu godkeeda inay gasho ay waxyar u jirto. Jawigu waa mid aad u macaan. Dhaxandhaxan baa jirta wadnahayga...

Kulamadii Awliyada Jacaylka: Afar aroos iyo aas (1) – Khadar Cabdi Indhayare

Cutubka koobaad: Arooskii Koobaad “Waxa laggu martiqaaday arooska Angus and Laura oo dhici doona 1, May, goobtuna waa kinisada looyaqaan St john’s church, stoke clandon,...

Hooyo meeday? – Maxamed Jeyte

Magaceygu waa Cali, waxan joogaa jarmalka. Kahor inta aanan kasoo hayaamin dhulkii hooyo, waxaan ka shaqeyn jiray dawaar. Shaqada waxaan bilaabay kolkii aan waayay...

Inantii Jalaaludiin – Abshir Umal

Markaasay qoraxdu badhtanka soo istaagtay, falaadhaha ay bixinayso ee sidda teelteelka marba u daadegaya ayaad waxaad mooddaa sidii qof xiiqayoo hiinraagaya, inay fadhiisatay oo...

UGU AKHRIS BADAN

Dhamaan Qormooyinka