Thursday, June 21, 2018

Kaana siib kanna SAAR! WT: C/laahi Suldaan “Timacadde”.

In dhoweydba waa taan salallay, sadarradaydiiye Ma safeeynnin maansooyinkaan, saayidkow helaye Salku leeye ayaamahan ma bixin, Soonfur dabadeede Subicii dhammaadaba mar baan, saari jirey luuqde Siddo la qabsaduu...

Maansada Gurmad iyo Gaarriye.

Magaca: Gurmad Curiye: Maxamed Xaashi Dhamac “Gaarriye” Dulucda : Hawaala-warran iyo hillaadin. Godka: Saar1 Goorta: 2005. Gun baa haan laga unkaa Duq baa geel loo tumaa Gaw ban ka aqaan durbaan, Waxaa...

Waa duni! WT: Faarax Nuur Wacays.

Magaca: Waa duni ( Aakhir sabaan) Curiye: Faarax Nuur Wacays. Dulucda : Hawaala-warran iyo hagar-gumaysi. Godka: Gabay Goorta: Bilawga xilligii gumaysiga. Waa duni akhyaartii go’doo aaran soo hadhaye Waa duni...

Qareennada Waa’gu diray! WC: Cali Ileeye.

Magaca: Qareennada waa'gu diray Curiye: Calli Ileeye Godka: Saar1 Duluc: Hawaala-warran   Markuu qarankaygu dumay Jahliga qolqolkayga yaal Intaan barashada qawaday Qurbaha goortaan u kacay Maxaa dhacdo iga qabsaday. Dugsiga...

Ha u Liicin Waayaha – Cali Ileeye

Magaca : Ha u liicin waayaha. Curiyaha: Cali Ileeye. Dulucda: Dhiirrigelin iyo dhab-ka-hadal. Godka: Jiifto. Xarafraaca : L. Dhererka: 104 Meeris. Aminta: 24 /3 /2017. Odhaahda Curiyaha: ‘’Noloshu waa ay dhibaato badan...

Jacayl Afka Dhaafi Waayay (Maanso) – Ladane Cabdi Xasan

Curiyaha: Ladane Cabdi Xasan. Dulucda: Jacayl. Godka : Sabaale (Saar2) Xarafraac: Alifley. Qalbiga ugubkee insaanku Ilwaadka inuu jeclaado Waqii waa lagu ogaaye Indhaha sahamiya ilayska Anoo oogada ka saaray Xilkii...

Soomaali (Gabay) WC: Kayse Galaydh.

Magaca: Soomaali. Curiye: Kayse Galaydh. Godka: Gabay. Uj: Qawmi. 1. Soomaalida ilaahbaa ka dhigay ul iyo diirkeede 2. Ugxan hooyo iyo bay ka timi walaxda aabbaaye 3. Unugyada jidhkee wada...

Calansaar WT: Cabdi Iidaan Faarax “Hanqadh”.

Magaca: Calansaar Curiye: Cabdi Iidaan Faarax (Hanqadh) Dulucda: Waddani (Calansaar) Godka: Geeraar Goorta: 26/june/1960 Geeraar baan awalkiisiyo Anbaduu ka bilaabmiyo Halka uu ku idlaadiyo Sida loogu Ishaadiyo Aakhirkiisa hayaaye Indhaweyd iska daayee Akhyaartiinan Golaa bal maydiin...

Gudgude WC: Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi).

Magaca: Gudgude. Curiye: Hadraawi. Ujeeddo: Hawaala-warran. Gedgedoonka maankiyo qalbiga, gocasho soo boodka, Xaajada garlayliga jartiyo, Gun u saluugayga Gibladiyo mashxaraddayda iyo, farax la goohayga Gandoodkayga taahayga iyo, goobo xaradhkayga Gurmadkiyo haloosiga...

Xornimada la baayacay! WT: Cali Ileeye

Magaca: Xornimada la baayacay! Godka: Jiifto Dulucda: Qawmi Sida adhiga xoolaha Xayntiyo ma yeedhaha Xero madhan ka taahaha Xaabxaabka daaqaha Hadba laac ku xoomaha Gu’gaxaw la gooyaha Jiilaal la xaaqaha Waxa jira xislaawaha Dadnimada xaraashaha Lagu...

UGU AKHRIS BADAN

Dhamaan Qormooyinka