Waa duni! WT: Faarax Nuur Wacays.
Magaca: Waa duni ( Aakhir sabaan)
Curiye: Faarax Nuur Wacays.
Dulucda : Hawaala-warran iyo hagar-gumaysi.
Godka: Gabay
Goorta: Bilawga xilligii gumaysiga.
Waa duni akhyaartii go’doo aaran soo hadhaye
Waa duni...
Gudgude WC: Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi).
Magaca: Gudgude.
Curiye: Hadraawi.
Ujeeddo: Hawaala-warran.
Gedgedoonka maankiyo qalbiga, gocasho soo boodka,
Xaajada garlayliga jartiyo, Gun u saluugayga
Gibladiyo mashxaraddayda iyo, farax la goohayga
Gandoodkayga taahayga iyo, goobo xaradhkayga
Gurmadkiyo haloosiga...
Soomaali (Gabay) WC: Kayse Galaydh.
Magaca: Soomaali.
Curiye: Kayse Galaydh.
Godka: Gabay.
Uj: Qawmi.
1. Soomaalida ilaahbaa ka dhigay ul iyo diirkeede
2. Ugxan hooyo iyo bay ka timi walaxda aabbaaye
3. Unugyada jidhkee wada...