Sunday, May 20, 2018

Ha u Liicin Waayaha – Cali Ileeye

Magaca : Ha u liicin waayaha. Curiyaha: Cali Ileeye. Dulucda: Dhiirrigelin iyo dhab-ka-hadal. Godka: Jiifto. Xarafraaca : L. Dhererka: 104 Meeris. Aminta: 24 /3 /2017. Odhaahda Curiyaha: ‘’Noloshu waa ay dhibaato badan...

Sawrac WT: Cali Ileeye.

Magaca : Sawrac Curiye: Cali Ileeye Godka: Jiifto Uj: Qawmi (loolanka haybta) Waayahan silsiladdiyo Sooyaalka aan gudhin Taariikhdan saabkaa Waxa lagu sargooyaa Saakiyo wixii jira, Isa-sudhidda labadana Waxa laga simaadaa Saadaasha guushiyo Siiyaalka kaa maqan; Waxan uga...

Xornimada la baayacay! WT: Cali Ileeye

Magaca: Xornimada la baayacay! Godka: Jiifto Dulucda: Qawmi Sida adhiga xoolaha Xayntiyo ma yeedhaha Xero madhan ka taahaha Xaabxaabka daaqaha Hadba laac ku xoomaha Gu’gaxaw la gooyaha Jiilaal la xaaqaha Waxa jira xislaawaha Dadnimada xaraashaha Lagu...

Ceeryaanta Waayaha (Maanso) – Cali Ileeye

Maansada: Ceeryaanta Waayaha. Godka: Jiifto. Curiye: Cali Ileeye Taariikhda: 18/03/2018. Casri uunka kala dilay Qof cadhooday kaa duday Kala caagay deriskii Ka calool xumaatee Dib-u-curashadaadii Caawana ma barideen Caynaanka nabaddaay. Gulufkiyo colaadaha Cilmi baad ka...

UGU AKHRIS BADAN

Dhamaan Qormooyinka