Friday, September 25, 2020

Cajabeey Cajiibeey: Hibadii Boqorrada Fanka

Waxa ay ahayd caways ay neecaw qaboobi dhacaysay. Cirka waxa ku shaqlanaa daruuro hadoodilay dayaxa, se nalka waddada hareereheeda ku taxan ayaa iftiimiyay aagga...

Sida Geed Caleen Leh: Ashqaraarkii Eekeeyaha

Yaraantaydii aroor kasta waxaan dhagta u raaricin jirey codad macaan oo ka bixi jirey raadiyowga aabbahay. Ma aan kasayn waxay yihiin codadkaasi, se waxay...

Nafta iyo Ruuxda – Cabdifataax Barawaani

Naftu diimo, felsafaddo iyo rumaysad-dhaqameedyo fara badan ayaa ku qeexa waa jiritaanka qaab dhismeed aan la mid ahayn ka jidhka oo ku...

Guryanoqoshadaydii -Fartuun Sakhaawe.

Waxaa jira dareen igu riixaya in aan sheekeeyo, se waxaan garan la'ahay sida ugu fudud ee aan ku soo koobi karo dhacdooyinkii i soo...

Fanka Boqran iyo Fanka Bahdilan! – Cali Ileeye

''Fanku waa fasirka ay dadku ka bixiyaan nolosha, iyaga oo ku muujinaya qaab curin leh oo loo sii marayo: muusig, shaxan, aslid,...

Saamiya Shahiid: Geesiyaddii Rabitaankeeda u Shahiidday – Maxamed-Haykal Muxumed

“Qol guriga ka mid ah ayuu Saamiya si xoog ah ugu ducduucay. Waa uu jidhdilay, ka dibna...

Xabaalitaanka Ilbaxnimooyinka – Cabdifataax Barawaani.

Tan iyo billowgii nidaamyada dawladnimo ee cusub ”Modern State” waxa bilaabmey dar-dar xooggan oo la xidhiidha dhanka kala cidhiidhsiga,kala xadidda iyo halganka loogu jiro nooleynta...

Waayaha Fanka Soomaaliyeed – Cabdifataax Amiir.

“Mugdishiyo Hargeysaba Gudin iyo hangool iyo Heellaa xoraysee Wallee hobolkoon jirin Guuli sooma hoyateen… ” ~ Hadraawi. Muddooyinkan dambe waxaa deegaanno...

Xamar iyo Xasuusaha Xagaayaha (Sheeko) – Guryasame Cabdi Maxamed

''Nabadgelyo dushooda ha ahaato kuwa fahmay macnaha  jacaylka ee aan jacayl na lahayn'' —Jibraan Khaliil. Waa Muqdisho oo ku jirta mid kamid ah habeenadeedii ugu wacnaay....

Sixid: Heesta Suuldhabaale ee Cabdi Cali Weyd – Siddiiq Cubeyd

"Haddii aad xog-moog tahay Xaajada ha boobin e, Xog-ogaalka waydii." Maxamed Faarax Maalmo laga joogo dhawr toddobaad ayaa waxa aan ka akhriyey baraha bulshadu ku xidhiidho, in...

UGU AKHRIS BADAN

Dhamaan Qormooyinka