Cajabeey Cajiibeey: Hibadii Boqorrada Fanka
Waxa ay ahayd caways ay neecaw qaboobi dhacaysay. Cirka waxa ku shaqlanaa daruuro hadoodilay dayaxa, se nalka waddada hareereheeda ku taxan ayaa iftiimiyay aagga...
Sida Geed Caleen Leh: Ashqaraarkii Eekeeyaha
Yaraantaydii aroor kasta waxaan dhagta u raaricin jirey codad macaan oo ka bixi jirey raadiyowga aabbahay. Ma aan kasayn waxay yihiin codadkaasi, se waxay...
Qiiqii Ceelcad (1) – Cabdikariim Umal
Ma geyoon ma gamashiyin
Ma gommodin ma gaagixin
Ma gobloomin maan gudhin
Mana gabin halkaygii
Gabaygiina maan deyn
Geeraaradaydii
Imminkaan gardaadshoo
Weli maan gunnaanadin!!
Bilowga iyo ballaysinka qormadeena toddobaadku ha inoo ahaato...
Wacdiga fanka iyo waanada fannaanka! – Maxamed Dhaaley
Heesuhu waa hab ka mida hababka ay bulshooyinku isugu gudbiyaan farriimaha. Isla helidda miro, muusig iyo cod macaan oo xul wada ah waxa ay...
Warqaddii Hooyo – Cabdirisaaq Maxamed Cabdi ‘Sancaani’
Waan jiifay habeenkan, hurdaduna way igu yarayd. Kolba waan yara suurayey, adiguna waxaad fadhidey dushayda. Waxaan baraarugey dhawr jeer, dib ayaanan u gam’ay. Shalmad...
Sheekadii Geela – Naciima Xasan Xuseen
Mid kamid ah ardaydii wax ka baraneysay dugsiyada Dalalka Carbeed ayaa
waxa uu ku dhacay amaba uu dhibca hoose ka keenay maaddadii curiska(Tacbiir).
Waa arrin aan...
Nolosha Mala’awaalka ah – Jamaal Cabdinaasir
Nolosha mala awaalka!
Nolosha waa mala awaal na loogu suureynayo wax jiro, kolba waxaan is dul taagnaa xaqiiqo gaaban oo aan isugu dhisnaa niyadda.
Maxay nolosha...
Bulshadii Buktay! – Niciima Xasan Xuseen
Xanuunnada ku dhaca jirka iyo inta sare ee looga jeedo aadanaha waxaa
ka xun oo ka halis badan cudurrada dilaaga ah ee dadka uga dhaca...
Habar Iyo Halhays Maanso – Cali Ileeye
Waa magaalada Hargeysa badhtankeeda, hooyo da’ ah ayaa waddada ka tallaabaysa aroor hore, si kedisa ayuu tagsi Dukhaan ahi is-goyska ugaga soo boodayaa; inta...
Tasawufka Iyo Deegaanka – Axmed Ibraahin Cawaale
Hordhac
Laba arrin ayaa go’aamiyay ama igu dhiirri geliyay in xiise ii galo hoos-u-dhugashada iyo wax-ka-ogaanshaha tasawufka.
Mid waxa uu ahaa buugga magaciisa la yidhaahdo...