Gorfaynta buugga: Sicirbararka Fatwada (2) – Cabdiqani Cabdillaahi Aadan
Qaybta labaad: gorfaynta mawduuca buugga
Mawduuca buuggu ku wareegayaa waa fatwada wadaaddadu soo saaraan ee aan jihada lahayn, aqoon iyo xikmad na ku fadhiyin inteeda...
Gorfaynta buugga: Sicirbararka Fatwada (1) – Cabdiqani Cabdillaahi Aadan
Gorfaynta buugga: Sicirbararka Fatwada: fatwadu ma lamataabtaan baa? (1)
Hordhac.
In wax la qoraa waxa ay ka timaaddaa in wax la...
Falanqaynta buugga ‘Ku Dhaqaaq Isbeddel’ – Ibraahim Xuseen Daa’uud ‘Masxaf’
Isbeddel ayaynu maqalnaa se marka aynu hoos ugu sii dhaadhacno isma weydiino muxuu yahay isbeddelku? Waxa u baahan in aan iska beddelaa waa maxay?...
Gorfaynta Waxqabadka Qoran: Buugaagta (PDF) – Cabdiqani Cabdillaahi Aadan
Dhammaan qoraaladii Aqoonta Gorfaynta oo dhamaystiran lingaxan hoose kala deg.
Gorfaynta Waxqabadka Qoran
Mahadsanid.
Aqoonta Gorfaynta (4) – Cabdiqani Cabdillaahi Aadan
Hadda ba, waxqabadka qorani, sidii aynnu hore u soo xusnay ba, waxa uu noqon karaa buug, sheeko, maqaal, riwaayad, filin iyo qaybaha maansada la...
Aqoonta Gorfaynta (3) – Cabdiqani Cabdillaahi Aadan
Wayddiinta mudanka lihi, waxa ay odhanaysaa: waa maxay ujeedda weyn ee ay tahay in waxqabad qoran loo gorfeeyaa? Waxa aan odhan karaa, marka la...
Heesta Qaranka Soomaaliya: Gobonimo Mise Gunnimo? – Cali Ileeye
Heesta Qaranku waa astaan weyn oo ka mid ah tiirarka waddaniyeed ee dawladnimo,waxa aanay kaalin mug leh ka qaadataa; kicinta iyo kor u qaadista...
Aqoonta Gorfaynta (2) – Cabdiqani Cabdillaahi Aadan
AQOONTA GORFAYNTA (2)
Ereygu waa Af Soomaali dhalad ah oo geedka garta iyo wixii xidhiidh leh baa la gu yaqaannay. Gartaada oo aad sii...
Aqoonta Gorfaynta (1) – Cabdiqani Cabdillaahi Aadan
Hordhac
Tan iyo intii ibnu aadanku bilaabay ba in uu wax qoro (qoraalkaasi nooca uu doono ha noqdo e), waxa shaki aanu ku jirin, baa...