Nafta iyo Ruuxda – Cabdifataax Barawaani
Naftu diimo, felsafaddo iyo rumaysad-dhaqameedyo fara badan ayaa ku qeexa waa jiritaanka qaab dhismeed aan la mid ahayn ka jidhka oo ku...
Fanka Boqran iyo Fanka Bahdilan! – Cali Ileeye
''Fanku waa fasirka ay dadku ka bixiyaan nolosha, iyaga oo ku muujinaya qaab curin leh oo loo sii marayo: muusig, shaxan, aslid,...
Xabaalitaanka Ilbaxnimooyinka – Cabdifataax Barawaani.
Tan iyo billowgii
nidaamyada dawladnimo ee cusub ”Modern State” waxa bilaabmey dar-dar xooggan oo
la xidhiidha dhanka kala cidhiidhsiga,kala xadidda iyo halganka loogu jiro
nooleynta...
Waayaha Fanka Soomaaliyeed – Cabdifataax Amiir.
“Mugdishiyo Hargeysaba
Gudin iyo hangool iyo
Heellaa xoraysee
Wallee hobolkoon jirin
Guuli sooma hoyateen… ”
~ Hadraawi.
Muddooyinkan dambe waxaa deegaanno...
Sixid: Heesta Suuldhabaale ee Cabdi Cali Weyd – Siddiiq Cubeyd
"Haddii aad xog-moog tahay
Xaajada ha boobin e,
Xog-ogaalka waydii." Maxamed Faarax
Maalmo laga joogo dhawr toddobaad ayaa waxa aan ka akhriyey baraha bulshadu ku xidhiidho, in...
Heesta Miiraale – Sidiiq Cubayd
Farshaxanka iyo midho-cudoonaantu waa qayb ka mida meel-marinda suugaan la curiyay wakhti hore ama se mid danbe ba. Hawraarta iyo murtida Soomaalida ayaa waayo...
Dib-u-dhalashada Cusub – Cali Ileeye
Dhalashada hore waa dhalashada la wada garanayo, waana foosha uu ilmuhu soomaro marka uu u soo baxayo adduunkan. Marka uu dhasho ilmuhu waxa ay...
Aragtiyaha Cindiidka Ah! (1) – Maanmaal Buureed Gurxan
Qormadan koowaad iyo midda labaad ee aan idiin la wadaagi doono haddii Alle idmo, waxa aan ku daadifayn doonaa aragtiyo cindiid ah oo ay...
Bulsho Jahowareer ku Dhacay – Cabdiqani Cabdillaahi Aadan
In badan saw dhegahaaga kuma soo dhacdo ayada oo lee yahay, si la doona ba ha loo ga hadlayo e “bulsho heblaayo,”? Marna maankaaga...
Qiiqii Ceelcad (1) – Cabdikariim Umal
Ma geyoon ma gamashiyin
Ma gommodin ma gaagixin
Ma gobloomin maan gudhin
Mana gabin halkaygii
Gabaygiina maan deyn
Geeraaradaydii
Imminkaan gardaadshoo
Weli maan gunnaanadin!!
Bilowga iyo ballaysinka qormadeena toddobaadku ha inoo ahaato...