Guryanoqoshadaydii -Fartuun Sakhaawe.
Waxaa jira dareen igu riixaya in aan
sheekeeyo, se waxaan garan la'ahay sida ugu fudud ee aan ku soo koobi karo
dhacdooyinkii i soo...
Saamiya Shahiid: Geesiyaddii Rabitaankeeda u Shahiidday – Maxamed-Haykal Muxumed
“Qol guriga ka mid ah ayuu Saamiya si xoog ah ugu ducduucay. Waa uu jidhdilay, ka dibna...
Xamar iyo Xasuusaha Xagaayaha (Sheeko) – Guryasame Cabdi Maxamed
''Nabadgelyo dushooda ha ahaato kuwa fahmay macnaha jacaylka ee aan jacayl na lahayn''
—Jibraan Khaliil.
Waa Muqdisho oo ku jirta mid kamid ah habeenadeedii ugu wacnaay....
Farriintii ka timi Mars! – Cabdillaahi Saalax
Fiidnimo qaboow badani dhacayo ayay ahayd.Cabbaar ka hor ayuun bay barandadda kasoo kacday kadib markay koob shaaha dayaxa kula sheekaysatay. Midhaha iyo cuudka cuddoon...
Indhobeelka Jihooyinka (Sheeko) – Layla Saalim
Haddii aad I aragtaan aniga oo mid idinka mid ah ku jiidhaya jidka ha I caayina, candhuufna ha igu tufina. Waxa aad tidhaahdaan:'' Waxa...
Cadaabtii Shaqaalaha – Abshir Umal ‘Mooge’
“Baroorta iyo xiisahaan
Isku baanan doonaa,
Bartuu igu xereeyaan
Ka dhex baaqi doonaa,
Ubax baal casuus laan
Ku dhex beeri doonaa,
Biyihii webi Ganaanaan
Ka butaacin doonaa… ”
Isaga oo miis yar...
Dhambaalkii Dilaaga – Abshir Umal ”Mooge”
Meeel shishe oo ceelka xoogaa u jirta ayay ayay geela ku horayaan Diraac iyo laba nin oo walaaladiisa ah. Waa Qaasim iyo Kaahin. Dhankaa...
Farax Ciideed iyo Utun Ciileed – Sayid Cumar Shiiqdoon
Waa maalin la isku wada egyahay, waa maalin damaashaad oo ka geddisan maalmaha kale, Qof waliba wuu iska illaaway murugo iyo walwal waxa uuna...
Hodan iyo Halaaggii Widhwidh – Abshir Umal ‘Mooge’
Laydh macaan oo saafi ah baa dhanka buuraha ka soo dhabanaysa, aadaanka masaajidka tuulada ayay marba dhan u tuuraysaa, laba iyo saddex jeer buu...
Ilaahow Wacyiga Jifadayda ha Noolayn! – Cabduwahaab Saqa
“Baastar dheh. Lacag jecelaa wuxu!” Lambar uu cabbaar la hadlayay oo Dubeey ah ayuu ku jaray. Mar kasta oo uu ninkaa taleefankiisa dhigo wuu...