Wednesday, February 20, 2019

QORMOOYIN CUSUB

Waayaha Fanka Soomaaliyed – Cabdifataax Amiir.

“Mugdishiyo Hargeysaba Gudin iyo hangool iyo Heellaa xoraysee Wallee hobolkoon jirin Guuli sooma hoyateen… ” ~ Hadraawi. Muddooyinkan dambe waxaa deegaanno...

Xamar iyo Xasuusaha Xagaayaha (Sheeko) – Guryasame Cabdi Maxamed

''Nabadgelyo dushooda ha ahaato kuwa fahmay macnaha  jacaylka ee aan jacayl na lahayn'' —Jibraan Khaliil. Waa Muqdisho oo ku jirta mid kamid ah habeenadeedii ugu wacnaay....

Sixid: Heesta Suuldhabaale ee Cabdi Cali Weyd – Siddiiq Cubeyd

"Haddii aad xog-moog tahay Xaajada ha boobin e, Xog-ogaalka waydii." Maxamed Faarax Maalmo laga joogo dhawr toddobaad ayaa waxa aan ka akhriyey baraha bulshadu ku xidhiidho, in...

Farriintii ka timi Mars! – Cabdillaahi Saalax

Fiidnimo qaboow badani dhacayo ayay ahayd.Cabbaar ka hor ayuun bay barandadda kasoo kacday kadib markay koob shaaha dayaxa kula sheekaysatay. Midhaha iyo cuudka cuddoon...

Indhobeelka Jihooyinka (Sheeko) – Layla Saalim

Haddii aad I aragtaan aniga oo mid idinka mid ah ku jiidhaya jidka ha I caayina, candhuufna ha igu tufina. Waxa aad tidhaahdaan:'' Waxa...

Heesta Miiraale – Sidiiq Cubayd

Farshaxanka iyo midho-cudoonaantu waa qayb ka mida meel-marinda suugaan la curiyay wakhti hore ama se mid danbe ba. Hawraarta iyo murtida Soomaalida ayaa waayo...

Cadaabtii Shaqaalaha – Abshir Umal ‘Mooge’

“Baroorta iyo xiisahaan Isku baanan doonaa, Bartuu igu xereeyaan Ka dhex baaqi doonaa, Ubax baal casuus laan Ku dhex beeri doonaa, Biyihii webi Ganaanaan Ka butaacin doonaa… ” Isaga oo miis yar...

Madaxbannaani mise Midnimo? – Cali Ileeye

Waa galab Sabti ah, bisha Sebtambarna ay tahay 22. Waxa aan jooga xafiis nootaayo ah, oo aan badanka gelinka danbe fadhiisto. Cid lama sheekaysanyo,...

Dib-u-dhalashada Cusub – Cali Ileeye

Dhalashada hore waa dhalashada la wada garanayo, waana foosha uu ilmuhu soomaro marka uu u soo baxayo adduunkan. Marka uu dhasho ilmuhu  waxa ay...

Aragtiyaha Cindiidka Ah! (1) – Maanmaal Buureed Gurxan

Qormadan koowaad iyo midda labaad ee aan idiin la wadaagi doono haddii Alle idmo, waxa aan ku daadifayn doonaa aragtiyo cindiid ah oo ay...

Dhambaalkii Dilaaga – Abshir Umal ”Mooge”

Meeel shishe oo ceelka xoogaa u jirta ayay ayay geela ku horayaan Diraac iyo laba nin oo walaaladiisa ah. Waa Qaasim iyo Kaahin. Dhankaa...

Bulsho Jahowareer ku Dhacay – Cabdiqani Cabdillaahi Aadan

In badan saw dhegahaaga kuma soo dhacdo ayada oo lee yahay, si la doona ba ha loo ga hadlayo e “bulsho heblaayo,”? Marna maankaaga...

Qiiqii Ceelcad (1) – Cabdikariim Umal

Ma geyoon ma gamashiyin Ma gommodin ma gaagixin Ma gobloomin maan gudhin Mana gabin halkaygii Gabaygiina maan deyn Geeraaradaydii Imminkaan gardaadshoo Weli maan gunnaanadin!! Bilowga iyo ballaysinka qormadeena toddobaadku ha inoo ahaato...

Farax Ciideed iyo Utun Ciileed – Sayid Cumar Shiiqdoon

Waa maalin la isku wada egyahay, waa maalin damaashaad oo ka geddisan maalmaha kale, Qof waliba wuu iska illaaway murugo iyo walwal waxa uuna...

Wacdiga fanka iyo waanada fannaanka! – Maxamed Dhaaley

Heesuhu waa hab ka mida hababka ay bulshooyinku isugu gudbiyaan farriimaha. Isla helidda miro, muusig iyo cod macaan oo xul wada ah waxa ay...

Hodan iyo Halaaggii Widhwidh – Abshir Umal ‘Mooge’

Laydh macaan oo saafi ah baa dhanka buuraha ka soo dhabanaysa, aadaanka masaajidka tuulada ayay marba dhan u tuuraysaa, laba iyo saddex jeer buu...

Ciyaarta Haanta – Fadli Bashiir Diiriye

Ciyaarta haantu, waa ciyaar dhaqameed 70kii sano ee u dambaysay ka sii dabar go’aysa gayiga Soomaaliyeed. Sida la wariyo kolkii hore waxaa laga ciyaari...

Sooyaalka Halgankii SYL – Axmed Maxamed Ciise ‘Senda’

HORDHAC Bilogii gu’gii 1943-dii, waxa bilaabantay sheeko sooyaalka Soomalida ku xardhan, ku hubaysan wadaniyad iyo siyaasad la jaan-qaaddi kartay wacyiga taagnaa baryahaas. Waxaa koonfurta dhulka ay...

MAANSOOYIN MAQAL AH


TIX

TIRAAB

UGU AKHRIS BADAN

HALKAN NAGALA SOCO

1,412TaageerayLike/jantay
35FollowersRaac

MAQAAL

SHEEKO

CURIS